Dalka Jamhuuriyada Federalka Ethiopia waxa taagan murug siyaasadeed oo isu badelay qaab qoomiyadeed waxaana uu si cad u soo muuqday afartii sanadood ee u dambeeyey, oo Ethiopia gudaheega ay ka bilaabmeen kacdoono isbadel doon ahi oo qoomiyadaysani. Dabcan dhaqanka siyaasadeed ee dalka Ethiopia marna kama madhnayn in marba qoomiyadi wax maamusho ama talada dalka hayso, […]
↧