Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Taariikhda iyo Muhiimadda ay leedahay magaalada Saylac

Saylac waxay dhacdaa dhanka waqooyi bari, ee gobolka Awdal ee Somaliland, Waa magaalo xeebeed taariikh dheer ku leh guud ahaan adduunka iyo Somaliland, waa magaalo taariikh wayn leh. Saylac waxay...

View Article


Yaa u hadhaaya Aduunka??

Dunidan aynu ku nool nahay waa mid jirtay inkabadan Malaayiin Milyan oo sanadood, intay jiridoontana eebaa og, se hubaal aadamaha markuu ka guud madho dhulku wuu sii jirin. Maxaa yeelay Aadamaha hortii...

View Article


Danaha Shacbiga ayaan ka Door-biday

W/Q: Suxufi Xuseen Cali Nuur  Qarni kastaa wuxuu leeyahay qaab dhaqan dhaqaale iyo siyaasadeed oo ka duwan  qaababkii ka horeeyey. Qarnigii 19-aad iyo kuwii ka horeeyey waxa dunida ka jiray guumaysi...

View Article

NINKA YIDHI SOMALILAND UMA LAHA GO’ITAAN WAR MOOGEH DHEH-II

Wuxu yidhi Maxamed Cabdille Xasan:  Xeenoow war baan kuu haa waxad tidhaa weeye! Waanada ustaad kani ku yidhi weedh an rabo weeye. Wadaadkii kitaabo leh in aan wan u qalaa weeye. Ina Walanwalan oo kale...

View Article

Geedkii Godobta laga Galay: Astaantii Qaylodhaanta Deegaanka Ayey Galaafteen

WQ: Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare” Waxa ay dhagax ku dileen saaxiib, aan is lahaa mar uun booqasho ugu tag. Gacal ha waayaane, gunta ayey ka gooyeen, astaan qalbigayga ku dhex taallay. Ilaa...

View Article


Saaxiibada Guusha Siyaasada Somaliland, Faalo. W/Q: Miyir Cali Xuseen

Saaxiibtinimada Guusha Siyaasadu, waa arin u baahan is-fahan haboon iyo is-aaminaad fog oo sal-balaadhan, kuna fadhida kalsooni baaxadle oo seeskeedu adag yahay, taasi oo ay yar-tahay in la helo, Koox...

View Article

Guddi Boggaadin Mutaystay

Mar kale, ayaa yididiilladii umaddu kobocday, xafiiska qandaraasyadda qarankuna ugu yaraan wuxuu kor u qaaday rajadda shacbigu ka qabay in la qaado talbooyin ku salaysan caddaalad iyo horusocod-nimo....

View Article

Qorshaha Cusub ee Shaqaalaha Dawladda Somaliland Guryaha Loogu Dhisayo

Qore. Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye Guud ahaan shaqaalaha Dalku  waxuu horumar sameeyaamarka Dawladda ama maamulka uu ka tirsanyahay ka kafaalo qaado Hoygii uu ku noolaan lahaa ee uu ubadka ku...

View Article


Cad Quudheed Lama Qaato W/Q Xuseen Bullaale.

Indhawaydba Waxaa Warbaahinta Haystay, Dhaliisha Biyo kama Dhibcaanka Ah Ee Aqoon yahanka Indheer garadka Iyo Bulshada Beel weynta Bariga Burco, Kuwaas Oo Maroorsi Iyo Is Caleemo saarid U arkayay...

View Article


Save The Children Hay’ad Mudan Mahadcelinta Waxqabadkooda.

Usbuuc gudahii, waxaa dareenkayga soo jiitay  mashaariic kala duwan oo  hay’adda Save The Children ka fulisay dhowr gobol oo dalka ka tirsan, una holladay inaan sadarro ka qoro waxay ku saabsanaayeen....

View Article

Dhibka iyo Dheefta Wershedaha

Waxaan filayaa in dhowaan   magaalooyin badan oo somaliyeed  isu bedeli doonaan “Industrial cities” oonay sii ahaan doonin “Urban-cities” dadakuna caafimaad daro ka qaadi doonaan. Waa hadii weshadada...

View Article

Qormo Muhiim ah: Somaliland iyo Dunida Maanta

WQ: Suxufi Xuseen Cali Nuur  Marka loo fiirsado xaaladda ay dunidu ku sugan tahay maanta, lana barbardhigo ta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku waajib ah qof kasta oo Somaliland u dhashay inuu Illaahay...

View Article

DHAQAN SOMALI IYO BEESHA MAREEXAAN

Taariikhdu ma duugowdo lamana illaaawo, xumaan iyo wanaagba. Qormadan kooban waxaan maanta su’aalo taariikheed ku weydiinaya Beesha Mareexaan, waana wax caadi ah oo yimaada markii ay dadka qaar ku...

View Article


Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Oo Waraysi Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Fashilka...

Hargeysa( Berberanews)- Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Weyd oo kamida Aqoonyahanka firfircoon ee ku nool caasimada Hargeysa ayaa  waraysi gaara oo uu siinayay Somali Cable Tv ayaa waxa uu kaga hadlay...

View Article

Agaasimayaasha Guud ma shaqaale dowleed baa mise waa xilal siyaasadeed?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayàa si toos ah uga jawaabay su’aashan sare ku xusan isagoo mawduucan laba jeer si rasmi ah uga hadlay oo kala ahaa mar uu mucaarid ahaa...

View Article


Isbedellada Siyaasadda ee laga filan karo Gobolka Geeska Africa

Gobolka Geeska Africa waxa ka socda isbadelo badan oo qaarna ay hoosta ka soo hurayaan, qaarna ay soo muuqan doonaan dhowaan , waxaana laga yaabaa in ay isbadelaan wax badani horaanta ilaa badhtamaha...

View Article

Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama?

W/Q Cabdiraxmaan Cadami Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda. Runtii aad ayaan ugu farxay muuqaalka guud oo...

View Article


Bariga Geeska Afrika 2021: Saadaasha sannadka doorashooyinka

Jamhuuriyada Somaliland Waxa la filayaa in doorashooyin ay dhacaan sanadka soo socda oo aad loo saadaalinayo , walow aan la garan karin qaabka ay u dhacayaan iyo in doorashooyinku mar wada dhici karaan...

View Article

Hoggaanku wuu tegayaa WQ M Dhimbiil

Jamhuuriyada Somaliland waxa iska soo badelay shan Madaxwayne oo uu hadda joogo madaxweynihii shanaad ee qaranka Jamhuuriyada Somaliland ka dib markii ay Somaliland qaranimadeeda dib ugala soo noqotay...

View Article

Xuquuqda siyaasadeed ee Muwaadiniinta

Xisbiyada siyaasadeed ee qaranku waxa aad moodaa in ay rabaan in siyaasadii dalka kooto  loogu xidho , xisbiyada dhexdooduna kooto kale ayey sii tahay oo aanu qofku hankiisa ka dhex xaqiijin karin ,...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live