Xisbiyada siyaasadeed ee qaranku waxa aad moodaa in ay rabaan in siyaasadii dalka kooto loogu xidho , xisbiyada dhexdooduna kooto kale ayey sii tahay oo aanu qofku hankiisa ka dhex xaqiijin karin , markaa ilaa hadda maxaa loo laayahay cid difaacda xuquuqda siyaasadeed ee muwaadiniinta aan sadexda xisbi qaran ku qancin oo dastuurka iyo xeerarka […]
↧