Qore. Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye Guud ahaan shaqaalaha Dalku waxuu horumar sameeyaamarka Dawladda ama maamulka uu ka tirsanyahay ka kafaalo qaado Hoygii uu ku noolaan lahaa ee uu ubadka ku korsanlahaa, baahidaasi marka ay ka qarsoonto waxuu habsami u gudan karaa shaqadii qarankiisu u qormeeyay, taasina waxay kor u qaadaa oo wanaajisaa adeega loo qabto […]
↧