Hargeysa( Berberanews)- Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Weyd oo kamida Aqoonyahanka firfircoon ee ku nool caasimada Hargeysa ayaa waraysi gaara oo uu siinayay Somali Cable Tv ayaa waxa uu kaga hadlay fashilka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa iyo Hankiisa Siyaasadeed Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran:-
↧