Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Qormo Muhiim ah: Saxaafadda iyo Saxafiga Qalinka: Axmed Cisman Batuun

Waa saxafi ka hawlgala caasimadda Somaliland, wuxuu ka mid yahay da’yarta ku soo jiray mihnadda saxaafadda muddo dheer, wuxuu ku soo shaqeeyay duruufo kala duwan, isagoo marar badan la kulmay caqabado...

View Article


Nidaamka siyaasadeed ee Somaliland ku socotaa maaha mid mustaqbal wanaagsan...

Bishii sadexaad ee sanadkii 2017 ayey ahayd xiligii aan maqaal ka qorey san-saantii iyo hab dhaqankii ay siyaasada Somaliland waayadan dambe u xuub siibatay oo ahaa nidaam qabyaalad qaawan ah waxaana...

View Article


HAYADA NRC OO NOQOTAY XARUNTA MUSUQA, QABYAALADA,BURBURINTA HORUMARKA, IYO...

Waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa, arinkaas oo ah in hayadaha wadanku badidoodu aanay ku shaqayn...

View Article

DAGAAL-QABOW OO DIB UGA CURTAY DALKA SHIINAHA, IYO SOMALILAND.

Qoralkani waxaan doonaya in aan kaga hadlo xidhiidhkaSomaliland iyo Taywan, iyo sida labada dhinacba uga faa’idilahaayeen. Haddaba, inta aanan xidhiidhka Taywan iyoSomaliland ka hadlin, waa in aynu...

View Article

HIRDANADA QUWADAHA ADUUNKA EE QAARADA AFRICA IYO GOBOLKA GEESKA AFRICA

WALI MA ISWEYDIISAY SABABTA KEENTAY IN ADUUNKU INDHAHA KU HAYO AFRICA IYO GOBOLKA GEESKA AFRICA ? Waa su’aal qofkasta oo la socda xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Africa iyo Guud ahaan siyaasada...

View Article


Hambalyo: Musharax Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case ).

Waxa aan halkan hambalyo mug iyo miisaanle uga dirayaa, Aqoonyahan Maxamed Cabdilaahi Cilmi ( Maxamed Case ) Oo ku dhaqaaqay inuu yahay Musharax U taagan islamarkaana u Tartamaaya Maayarnimada...

View Article

DHAQAALAHA TAYWAN IYO MAXAY SOMALILAND KA FAA’IIDAYSO XIDHIIDHKA TAYWAN?

Taywan waa dal yar oo sida Somaliland Ictiraaf calamiya haysan, lakiin dalal badan xidhiidh dhaqaale iyo siyaasadeeba la leh. Baasaboorka Taywan dalal badan ayaa aqoonsan, oo lagu tagaa. Teeda kale,...

View Article

Sheekada Saami qaybsiga iyo xalkeeda

Dooda saami qaybsiga xubnaha golaha wakiilada waxay u baahantay si dhab ah oo cilmiyaysan in loo lafaguro dabadeedna go’aan ama qiyaas cadaalad ku dhisan lagu saleeyo oo aanay noqon beelaysi iyo olole...

View Article


Reer Awdal ma xuquuq baa ka maqan mise dheeraad bay raadinayaan?

Cumar Axmed Cali. tabashooyinka  sami-qaybsiga kuraasta golaha wakiilada ee  Somaliland, waxay ka imanaysaa sedddex  jaho oo kala ah:-  dadka laga tirada badan yahay, dumarka iyo gobolada  aan ku...

View Article


Guddida caddaalada jsl oo sannadka samaysay musuqmaasuqii ugu waynaa

Guddida caddaaladda jsl oo ah halkii loogu soo eeranlahaa caddaalad , maamul wanaag iyo hufnaan  ayaa waxa uu noqday sannadihii u dambeeyey xarunta musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta iyada oo aanay...

View Article

Dowlad-aloolkii Soomaaliya iyo Doodii Dhuusomareeb.

Waxa maalmo Ka hor soo xidhmay shirkii ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb ee Dawlad Goboleedka Galmudug, oo ay dhawaan Ku dooyeysteen Shanta Dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Xukuumada maqaar-saarka ah...

View Article

Xeer ay Dowladda Maraykanku Dhaqan-gelisay oo Faa’iidooyin Kala Duwan u...

Faalo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka...

View Article

Saadaasha siyaasadda Geeska iyo saamaynta Somaliland

(Waxa laga yaabaa in uu dhowaan Hargeisa iyo Muqdisho isku maro raisal wasaaraha Ethiopia ,  sidoo kale wafti sare oo Madaxwayne Ordogan u gogol xaadhayana waa la filayaa iyagana ) Waxa aad moodaa in...

View Article


Tartanka quwadaha adduunka ee Afrika iyo Marin-biyoodka Badda Cas

Waa maxay sababta ay dawladaha aduunku u danaynayaan Africa, Geeska Africa iyo marin biyoodka badda cas ? Waa su’aal qofkasta oo la socda xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Africa iyo Guud ahaan...

View Article

Abiy Ahmed: Midho Guntiga Kuugu Jira Looma Daadiyo Midho Geed Saaran

Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed wuxuu aamminsan yahay Soomaaliya oo xasillooni lagu soo dabaalo in dalkiisu dhaqaale ahaan ka faa’iidaysan karo iyo in...

View Article


Bandhiggii Hayb-sooc oo murugo isku baddelay

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa bandhigga noo furfuray oo maanso kooban madasha ka tiriyay iyo xilgii barnaamijka hay-bsooc uu bilaabay. Aqoonyahan Barkhad Jaamac Batuun ayaa qiso murugo leh dadka la...

View Article

DADWAYNUHU HA CODEEYO 2021 KUWA INOODIIDAN WAA CADAW INA TIJAABIYAY WQ YUSUF...

Dalka soomaaliya waxaa iskaleh soomaali.waa dal qani ah oo dunida cid walbaa ogtahay,hayeeshee dadka dalkaan iska leh ee soomaaliyeed ayaan wali u gudbin in ay kafaa iidaystaan dhulkaa illaahay siiyay...

View Article


Qaran Billad loo bixiyo iyo Qudh-gooye taalo lasaarto!

Sida lawada ogsoon yahay Aduun weynaha ruuxii muujiya Karti, wax qabad, geesinimo iyo wax kastoo wax Ku ool ah ama wax qabad ah oo uu faciii dheeri muujiyo waxa uu kasbadaa bilad lagu maamuuso oo lagu...

View Article

ISBEDALEDA SIYAASADA EE GEESKA AFRICA IYO ISKU-EKAANSHAHA TAARIIKHDA !!!

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu noqday oo uu Madaxwaynihii dawlada kumeelgaadhka ahayd ee Somalia mudane sheekh shariif u magacaabay Raisal wasaare dhamaadkii bishii oct...

View Article

GOLEYAASHA XEER DEJINTA DALKA WAXA AAN LEEYAHAY CIMRIGIINA OO TAGEY CEEB HA...

( Kooto loo xidho haweenka iyo beelaha la hayb sooco waxa aan u arkaa takoorkii iyo diidmadii dhaqan ” Culture Barriers ” ku hayey dadkaasi oo la sharciyeeyey , maadaama saaxada siyaasadeed ee dalku...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live