Wuxu yidhi Maxamed Cabdille Xasan: Xeenoow war baan kuu haa waxad tidhaa weeye! Waanada ustaad kani ku yidhi weedh an rabo weeye. Wadaadkii kitaabo leh in aan wan u qalaa weeye. Ina Walanwalan oo kale in aan weger idha weeye Wax isii hadduu yidhi in aan waran daraa weeye. Duur xul iyo dardaarwerin sheekadu way […]
↧