Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Dimuqraadiyadda iyo Qabyaalladda: Laba aan is qaban karin!!

$
0
0

W/Q: Xuseen Aadan Cige (Deyr). Hannaankii dimoqraadiyadda ee ay Jamhuuriyadda Somaliland ambaqaaday muddo ah labaatan sanno ka hor, waxa haatan ka muuqda dayac iyo dib-u-dhac baahsan. Ujeeddada ugu muhiimsan ee aynu u samaysannay Xisbiyada Siyaasadda iyo hannaanka doorashooyinka xorta ah waxay ahayd in aynu kaga baxno qabyaaladda iyo in ay bulshadeenu ka xoroobaan in la […]

The post Dimuqraadiyadda iyo Qabyaalladda: Laba aan is qaban karin!! first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles