Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka dhulkiisa (Xoolo, beero, dal-xiis, macda iwm), quruxdiisa, wanaagga cimiladiisa iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag waa gobol ku sifooba arrimahaas oo dhan iyo kuwo kaleba. Gobolka Sanaag waxaa uu gobollada kale ee dalka Somaliland kaga duwanyahay oo aanay la wadaagin arrimaha soo socda: 1. Waa […]
The post SANAAG: GOBOLKA TAARIIKHDA, KHAYRAADKA IYO QURUXDA SOMALILAND first appeared on Berbera News.