Muuse Biixi ayaa Doorasho Diidan Bulshada Somaliland laga iibin kari maayo ee wax kale u sheega bulshada. 1- Isagoo Xisbiga Kulmiye markaa lagu warejiyey ayuu ogolaaday inuu Urur Siyasaded dib ugu noqdo 2012 oo tartan uu dib ula soo galay 7 Urur. 2- Isagoo madaxweyne ah oo 62 Xildhiban oo Kulmiye ah haysta ayuu ogolaaday […]
The post Doorasho waa Doorasho. first appeared on Berbera News.