Somaliland: Suurtagalnimada dalalka u horeeya ee Maraykanku aqoonsado 2022
Muddadii 30 ka sannadood ahayd ee Somaliland dib ula soo noqotay dawladnimadeeda waxa u qabsoomay horumar iyo waxqabad bulshada caalamku u riyaaqday. Waxaa dib loo abuuray nidaamkii dawladnimo sida...
View ArticleWaa kuma Michael Mccaul: Madaxa weftiga USA ee Somaliland ku sugan?
Michael Mcaul waxa uu ka soo muuqday Madaxtooyada Somaliland sida ay soo wariyeen Horn Diplomat iyo Cameron Hudson oo ka tirsanaa CIA, sidoo kale shaqaale ka ahaa Waaxda Arimaha Dibada...
View ArticleYoolkeena tobanka sano ee soo socda
Wax walba oo olole guud lagu qaadaa wuu hirgalaa , tusaale waxa aynu xoojinay soddonkii sanadood ee la soo dhaafay in aynu dedaal badan galino aqoonta iyo waxbarashada waxaa maanta jirta in miyi iyo...
View ArticleDaanyeerkuba Biyaha Gacmihiisa ayuu kaga dhergaa ee maxaa innaga horjooga?
Faalo: Xuseen Cali NuurMaahmaahdani waxay muujinaysaa ahmiyadda ay leedahay in qofku ku kalsoonaado waxa uu ILAAHA Weyni ku manaystay oo uu siiyey. Waxay ina baraysaa in aan loo hanqal taagin wax...
View ArticleJawaabta Michael Rubin iyo Cameron Hudson ee ku saabsan NDAA
Somaliland Chronicle oo ah joornaal uu soo saaro Mohamed oo ah reer Berbera, ahna masuul u shaqeeya dawlada hoose ee Government of Massachusetts, ayaa la xidhiidhay Michael Rubin, si uu u weydiiyo...
View ArticleMuhiimadda shaqaalaha Aqalka Koongaraska Maraykanka
Shaqaalaha Congress-ka Maraykanku aad bay muhiim u yihiin. Sannadkii 2017kii oo aan ka mid ahaa koox Afrikaan ah oo booqday Aqalka Congress-ka Mareykanka talada nala siiyey waxa ay ahayd in aannu...
View ArticleHalgankii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920.
Qaybta 4raadBishii abriil dabayaaqadeedii 1909 ayaa ergo ay dowlada ingiriisku soo dirtay yimid berbera waxeyna guda galeen wareysi iyo wax baarid, wadaadkana waxey udireen waraaqo iyagoo weydiisanaya...
View ArticleShirqoolladii caalamiga ahaa ee Somaliland ka badbaaday 2011-2020
( Maxaa dacar la ii walaaqay , waabeeyo ku caafimaaday ). Burburkii jamhuuriyadii soomaaliya ee 1991kii , dalkii la isku odhan jiray jamhuuriyadii Somalia waxa uu kala noqday sidii uu ahaa ka hor 1...
View ArticleHalgankii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Qaybta 4aad
SAYIDKU markuu qiimeeyay xaaladii degaankuu yiilay wuxuu waraaq uqoray boqor cusmaan , ergana wuu usii dhiibay waraaqdii, dhowr todobaad kadib ayay ergadii soo noqotay iyagoo boqorkii xaanshi kasida...
View ArticleHalgankii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920. Q.5aad
Bishii abriil dabayaaqadeedii 1909 ayaa ergo ay dowlada ingiriisku soo dirtay yimid berbera waxeyna guda galeen wareysi iyo wax baarid, wadaadkana waxey udireen waraaqo iyagoo weydiisanaya waxyaalo...
View ArticleKhilaafkii Xeer Lamar 14 Miyuu dhammaaday? WQ Cali Guray
Xeerka waxa muranka geliyay waxay ahayd soo jeedintii Madaxwaynaha ee ku saabsanayd iswaafajinta sadexda doorasho ee 2022 iyo hadalkii Wasiirka Warfaafintu uu yidhi “laga bilaabo maanta way furan...
View ArticleHalgankii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920. Qaybta 6aad
DAGAALKII RUUGA AMA DULMADOOBE LOOYIQIINEY 1913 ayaa xaruuntii daraawiish oo taleex taala, nabadna loofadhiyo ayaa niman dhaawac ah oo firxad ah xaruuntii yimaadeen, waxeyna kuwarameen war aan lagu...
View ArticleHargeysa: magaalo ka da’a weyn King Ramses II
▪︎ Sawirka hoose waa dhagax ay ku sawirantahay Ramesses II, oo uu helay nin geel-jire ahaa oo lugaynaayay duleedka Hargeisa▪︎ Dhawaan ayaa nin reer miyi ah oo maraya meel u dhaw Naasa-Hablood uu helay...
View ArticleQodobo uu Cigaal kaga adkaaday mucaaridkiisa oo Biixina adeegsaday
Markii dawladdii Maxamed X. Ibraahin Cigaal lagu soo doortay magaalada Boorama horaantii Sannadkii 1993 ee ay dhammaatay muddadii xilka loo doortay oo ahayd muddo saddex sanno ah, balse uu socday...
View Article“Guddoomiyaha Wakiiladu wuxu qaaday tallaabo wanaagsan” Xildhiban Raambo
Hargeysa-(Berberanews)-“Guddoomiyaha Golaha Wakiiilada Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, waxa uu qaaday tallaabo u wanaagsan habsami socodka shaqada Golaha iyo ilaalinta isku xukunka sharciga.Maxkamadda...
View ArticleFurista ururrada siyaasadda waannu soo dhoweynaynaa fursaddaas.
Siyaasiyiinta xisbiga Waddani ee raacsan furista ururrada siyaasadda waannu soo dhoweynaynaa fursaddaas. Xisbiga Waddani furistii ururrada ayuu Xisbi ku noqday- maanta inuu diido, waa gardaro weyn iyo...
View ArticleDiintoodaa islaam ahayd dugsi bay lahaan jireen WQ Yusuf Cumar
Dadka soomaaliyeed waxay daganyihiin bariga afrika, gumaysigaa u qaybiyay 5 qaybood,waxaayna kabadan yihiin qawmiyadaha dagan geeska afrika marka laga reebo oromo.waa dad muslimiin ah oo kuligood...
View ArticleWAXA UMUSHA U DAN AH AYAAILMAHANA DAN U AH WQ CALI GURAY
Hadii ay run tahay oo Madaxwayne Muuse uu doonayo in SOMALILAND uu ka bedbaadiyo khilaaf siyaasi ah oo heer xun gaadhi kara waa in doorashooyinku sida ay u kala horeeyaan aan waxba laga bedelin....
View ArticleAskarigii ugu danbeeyay!
Askarigii u danbeeyay khilaafadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta (Othman empire) ayaa sii waday ilaalinta Masjidka Al-Aqsa ilaa 1982-kii, wuxuu geeriyooday isagoo da’diisu tahay 93-sano, lixdan iyo shan...
View ArticleGaryaqaan Dafac oo ka hadlay Masuuliyiin Golaha Wakiilladu Dib ugu Celiyeen
Hargeysa-(Berberanews)-Masuuliyiinta dastuurku waajibiyay inuu ansixiyo Golaha Wakiilladu waa in isla marka la magacaabo loo gudbiyo Golaha. Haddii duruuf jirta darteed lagu gayn kari waayo waxa ay si...
View Article