Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Somaliland: Suurtagalnimada dalalka u horeeya ee Maraykanku aqoonsado 2022

$
0
0

Muddadii 30 ka sannadood ahayd ee Somaliland dib ula soo noqotay dawladnimadeeda waxa u qabsoomay horumar iyo waxqabad bulshada caalamku u riyaaqday. Waxaa dib loo abuuray nidaamkii dawladnimo sida Fulintii, sharci dajintii iyo Garsoorkii, ciidamadii kala duwanaa, lacagtii iyo sharciyadii dalka, waxaa si baaxad leh u dhismay magaalooyinkii dalka, gacansigii, waxbarashada iyo dhamaan calaamadihii dawladnimo […]

The post Somaliland: Suurtagalnimada dalalka u horeeya ee Maraykanku aqoonsado 2022 first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles