( Maxaa dacar la ii walaaqay , waabeeyo ku caafimaaday ). Burburkii jamhuuriyadii soomaaliya ee 1991kii , dalkii la isku odhan jiray jamhuuriyadii Somalia waxa uu kala noqday sidii uu ahaa ka hor 1 July 1960kii oo uu ahaa maxmiyadii ingiriiska ka qaadatay gobanimada ee Somaliland iyo Soomalidii hoos iman jirtay maamulkii talyaaniga ee koonfureed. […]
The post Shirqoolladii caalamiga ahaa ee Somaliland ka badbaaday 2011-2020 first appeared on Berbera News.