Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Daanyeerkuba Biyaha Gacmihiisa ayuu kaga dhergaa ee maxaa innaga horjooga?

$
0
0

Faalo: Xuseen Cali NuurMaahmaahdani waxay muujinaysaa ahmiyadda ay leedahay in qofku ku kalsoonaado waxa uu ILAAHA  Weyni ku manaystay oo uu siiyey. Waxay ina baraysaa in aan loo hanqal taagin wax aanad lahayn. Maahmaahdani waxa sii xoojinaya maahmaah Carbeed oo macnaheedu yahay  in toob la soo ergistay aannu cawro qarinnayn. Labadan maahmaahood waa kuwo xilligan […]

The post Daanyeerkuba Biyaha Gacmihiisa ayuu kaga dhergaa ee maxaa innaga horjooga? first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles