Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

WAXA UMUSHA U DAN AH AYAAILMAHANA DAN U AH WQ CALI GURAY

$
0
0

Hadii ay run tahay oo Madaxwayne Muuse uu doonayo in SOMALILAND uu ka bedbaadiyo khilaaf siyaasi ah oo heer xun gaadhi kara waa in  doorashooyinku sida ay u kala horeeyaan aan waxba laga bedelin. Sadexda doorashona waxa horeeya labada dastuuriga ah waa ta Guurtida oo mudaysan in ay qabsoonto bisha May 2022 iyo ta Madaxtooyada […]

The post WAXA UMUSHA U DAN AH AYAA
ILMAHANA DAN U AH WQ CALI GURAY
first appeared on Berbera News.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles