Askarigii u danbeeyay khilaafadii Islaamka ee Cusmaaniyiinta (Othman empire) ayaa sii waday ilaalinta Masjidka Al-Aqsa ilaa 1982-kii, wuxuu geeriyooday isagoo da’diisu tahay 93-sano, lixdan iyo shan (65)sanadood buu gaadh ka ahaa masjidka barakaysan, Wuxuu diiday inuu fuliyo awaamiir ah inuu ka baxo Quddus oo uu ku laabto gurigiisii (Turkiga) wuxuuna yidhi “Qudus wey ka sarreysaa […]
The post Askarigii ugu danbeeyay! first appeared on Berbera News.