W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Ololaha qaatay muddo, ka dib Hammi ku jiray wakhti badan waxa Cabdikariin Axmed Mooge uu ku soo baxay Doorashadii Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Somaliland ka dhacday 31 May, 2021. Cabdikariin A. Mooge oo ololaha doorashada ku galay inuu doonayo inuu noqdo Maayirka Caasimadda Hargeysa, ayaa Alle SW ku guuleeyay, waxaana […]
↧