Waxa maalmahan ka socday Berbera arimo foolxun oo musuqmaasuq iyo eex qabyaaldeed oo dhinac maamulka Muuse Biixi tasoo ah in madaxdii iyo shaqaalihii madaarka Berbera lagasoo qoray Hargeysa iyadoo lagu magacaabay in sharikad la siiyay iyadoon loo tartamin!! Isla markiiba waxa jira in saamiqaybsigii ay beesha CM ku lahayd oo markii horeba maamulkii Siilaanyo ka […]
↧