Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcadii Somaliland...
Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa hadii loo fahmi dhinaca...
View ArticleXasan Gadhweyne oo Wasiir Maxamed Kaahin ka tacsiyadeeyay geerida ku timid...
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN……. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2019 ku geeryootay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer Allah ha u naxariistee Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR ,...
View ArticleTacsi: Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun كل نفس ذائقة الموت Waxaa habeen hore oo ay taariikhdu ahayd 24/12/2019 ku geeryootay wadanka Holland Marxuumad AHN Faadumo Axmed Siciid , waxaan halkan tacsi...
View ArticleDoorashada Maraykanka 2020: Khatarta Ugu Weyn ee Dunida Kusoo Fool leh!...
Khubarada ka faalooda Hayaanka iyo Hirdanka Siyaasada Dunida waxay si weyn uga dayrinayaan Khataraha Bulshada Caalamka uga iman kara Doorashada M/weynaha Maraykanka ee la qaban doono dabayaaqada...
View ArticleShaxda Ordogan Ee Shidaalka Soomaaliya iyo Baxnaanintii Cimriga Dheer Ee Reer...
Qorre: Faisal Ahmed Karshe Somalia-26-Jan 2020 – Soomaaliya ayaa mar kale u tallaabo u qaadday ka faa’iidaysiga kheyraadka shiidaalka, ka dib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay bisjii...
View ArticleWaxaan dhaxallay is cafinta kadib markii ay walaaladii dileen .
WQ YUUSUF OMER Waxaan jeclahay in aan fikir kayga yarka ah,lawadaago dadkayga soomaaliyeed ee dhibku haysto mudo aad u dheer. Waxaa dadkayga Soomaaliyeed kasoo kaban la yihiin dhibaatadii,kasoo gaartay...
View ArticleSHANTAAS NIN MOOYAANE XUBNIHII KALE EE GOLAYAASHA 5-TAAS DEGMO YAA CID KA...
Sida Aan Lawada Soconay Waxaynu Dooranay Golayaal Deegaan Dabayaaqadii Sanadkii 2012 Ama Horaantii Sanadkii 2013 Golayaashaas Oo Kusoo Baxay Doorasho Qof & Cod Ah (One Man One Vote). Ujeedada Ugu...
View ArticleAbiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay...
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Xasaradaha iyo xasillooni darrada Geeska Afrika waxa xuddun u ah sheegashada Soomaaliya ee gobollo ka mid ah dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti oo sida Axdiga...
View ArticleDoodda Kulmiye iyo Doorashada November. WQ Maxamed Haaruun
Kulmiye iyo Kornaylka hormuudka u ah doodda ay u diyaarsadeen doorashada November waa dood reeraysan, oo gobolaysan, oo jabhadayssan. Dooddii Kulmiye waddanka oo dhan waa la mariyay, gobol-gobol iyo...
View ArticleTacsi Marxuumad Amaal Cabdiraxmaan
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN……. كل نفس ذائقة الموت Waxaa taariikhdu markay ahayd 16/03/2020 ku geeryootay Caasimada Hargaysa Allah ha u naxariistee Marxuumad (Amaal Cabdiraxman Cadaani), Halkan...
View ArticleWaa maxay Caronavirus?
Xanuunka xawaaraha ku faafaya ee Caronavirus oo noqday hadal haynta ugu badan ee warbaahinta adduunka iyo guud ahaan heerarka iyo qaybaha kala duwan ee bulshooyinka dunida, ayaa ay dad badani iska...
View ArticleXasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Maalmahan waxa warbaahinta iyo baraha bulshada lagu qaada dhigayay aragtida koox London, Boqortooyada Ingiriiska kaga dhawaaqday in ay ka shaqayn doonaan midnimadii Soomaaliya oo hal-ku-dhiggoodu yahay...
View ArticleMadaxweyne Muuse, Ha Ka La Doorto Raaligelinta Rodol Iyo Badbaadinta...
Markii uu talada dalka qabtay Madaxweyne Muuse, waxa uu hay`ada cusub ee Duulista Hawada iyo Madaarada Somaliland u magacaabay Cabdi Maxamed Rodol oo ka mid ahaa dhalinyaradii lagu asaasay, isla...
View ArticleMaxaynu u diyaarsanay daruurta curatay iyo Daadka roobka? Faallo. Saleeban...
Qormo dhiiri-gelinaysa ka faa’idaysiga Biyaha roobka iyo cidhib-tirka carro-guurka deegaanka… Mahad oo dhan alle ayey u sugnaatay inagu galaday nimcooyinkiisa kala duwan ee ay raxmada Roobka,...
View ArticleSomaliland: Dhayalsiga iyo Dheef Ka Bidka Dowladda ee Halista Corona-virus...
Berberanews.com – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti, ayaa Axadda 29-ka March 2020 shaaciyey korodhka tirada Dadka Dalalkooda ee laga helay Cudurka sida xawliga ah ugu faafay Dunida ee Corona-virus...
View ArticleSoomaaliyi Ma Kala Maaranto: Maxaa Kaaga Baxay Muwaadin
Laga soo bilaabo dhammaadkii rajiimkii digtaatoorkii Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya waxa loo dhisay tiraba ilaa lix dawladood oo ka taliya Xamar oo kaliya ama qaybo ka mid ah. Dhaqaale ahaan waxay...
View ArticleMaxaa Ka dhashay xannibaadda xukuumadda Biixi hayso diyaaradaha Fly Dubai iyo...
Diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia oo laga leeyahay dalkaImaaraatka muddo-na ka shaqaynayay garoonka diyaaradahaHargaysa ayaa bishii March ee sannadkan u hoggaansamayamarkii dawladda Federaalka ay ku...
View ArticleDanaystayaal ka horjeeda danta umada soomaaliyeed. WQ Yusuf Omer
Puntland waxaa dagan beelo soomaaliyeed,oo hore uugu he shiiyay in ay dhistaan maamul kadib markay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliyeed 1991dii. u jeedkuna wuxuu ahaa in dadku helaan maamul ku...
View ArticleMadaxweyne Muuse biixi ha u tudhin 10ka bidde ee taliska xamar
Waxaa ayaan darro ah inaynaan ku baraarugsanayn dhibka iyo dagaalka cadawnimo ee ay Somaliland kula jiraan 10ka bidde ee u ban baxay inay xoojiyaan cadawnimada maamulka xamar u qabo jiritaanka...
View ArticleXogaha Ku Duugan Buurta Wagar
Buurta Wagar waxay ka mid tahay buuraha AllaahKoreeye uu ku dhaabay carrada dalka JamhuuriyaddaSomaliland, waxayna 35km dhinaca bariga kagabeegantahay Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxiil, iyadoo marka...
View Article