Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

“Somaliland Qaran U Baahan Hogaaminta Jiil Cusub Oo Dhamaystiran Iyo Hiigsiga...

“Hogaamiyayaasha Siyaasadu ee maantu waxay ka siman yihiin ka Raali ahaanshaha Jiritaanka ku shaqaynta Musuqmaasuqa iyagoo aan hoos u eegin nolosha Qoysaska Milatariga”. Tan iyo Mudadii lagu dhawaaqay...

View Article


Nabad caddaalad baa lagu Nuugaa

Waxa isasoo taraaya hadalada aan ka fiirsashada iyo meel udayga lahayn ee siddii ruux qarras iyo dacari ku kacday oo lalabyo wixii uurka iyo laabta yiil dabada ka keentay, ugasoo baxaaya afafka...

View Article


Maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka

Mudane/Marwo waxaan  halkan kuugu soo gudbinayaa qormo kooban oo ka hadlaysa taariikhda hijrigaa iyo aasaasiddeedii, baahiyaha keenay in la sameeyo taariikh u gaara islaamka, iyo ahmiyadda ay ku...

View Article

Ururada madaxa-banaan oo saaray warbixin ku saabsan geedi socodka...

Ururada Madaxa-banaan ee Bulshada Rayidka ah (ISCO Somaliland) waxaay soo saaareen maanta, 8 September 2019, warbixin ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan geedi socodka dimoqraadiyadeed ee...

View Article

Waa maxayqiimaha ay leedahay waddaniyadu?

Eraygawadaniyad {patriotic} amafikirkaiyoficilkawadaniyada {patriotism} waaeray ay aadanahukubaraarugeenisticmaalkiisataariikhhore.Haddiiaynu u faahfaahinoCilmiahaanasalkaerayada (etymology)...

View Article


“Reer Maakhiroow 3 qodob mid yeela? Mohamoud Ali Walaaleye

“Markaanu Somaliland joognay waxaan aaminsanayn inaan farsamo aanu kula noolnahay dalka (Maakhir) ku difaacaynay, hadii Warsengali is-booxbooxay, waxaan u bilownay inaan isugu soo afgambino Somaliland...

View Article

Haddii mashiinkii dhaqalaha la handarabay, waa in wax kale lagu bedelo

Dad badan ayaa ka cabanayadhaqaalaha dalka, oo lehdhaqaalaha dalkuhoos ayuu u dhacay.Hadaba, Maxaa is badalay? Ma cuna qabatayntaaynu ku jirnay mid aan ahayn ayaa la inagu soo rogay? Ma dadkii dalka...

View Article

Maxamuud Xaashi Cabdi Waa Soo Noqdigii Maykal Maryama Ee Siyaasada...

Inkastoo ay Siyaasadda ka Maqnaayeen Qolyahan Reer Oogo Ama Reer Hawdku haddana Marka Dib loo Raaco Taariikhda Sooyaalka Siyaasadeed ee Xidbiyadii lixdamaadkii Somaliland Waxeynu Wada ogsoonahay in...

View Article


Xildhibaan Arin Yaableh Horkeenay Golaha Wakiiladda “Website-Deenii Diinta...

Xildhibaan Arin Yaableh Horkeenay Golaha Wakiiladda “Website-Deenii Diinta Kiristankay Faafiyaan, Dhaqan Xumo Iyo Naago Iyo Rag Qaawan, Sh Khaliil Haloo Yeedho”.  

View Article


Waa Ay Gaadhay Wakhtigii Hoos Loo Eegi Lahaa Siyaasiga Diga-Rogta ” W Q Daaha...

Waa Ay Gaadhay Wakhtigii Hoos Loo Eegi Lahaa Siyaasiga Diga-Rogta ” W Q Daaha Dagaal Anigoon Ku Dheeraanayn Maraaxilka Kala Duwan Ee Uu Qaranku Soomaray Laga Bilaabo 1960-2019.   Somaliland Waa Dal...

View Article

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo isku shaandhayn ku sameeyay Garsoorayaasha

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo soo saaray Isku-shaandheyn uu ku sameeyey Garsooreyaasha Maxkamaddaha hoose:

View Article

Masuul Ka Tirsan Xisbi Mucaarid ahi Ma Noqon Karaa Falan0qeeye Dhexdhexaad ah...

                        “Kabashada Cilmiga Gaaban Waa Lagu Kadeedmaa” “Goormuu Noqday Mustafe Suxufi Ama Khabiir Falanqeeya Dakhliga Dawlada iyo Haayadaha Madaxa Banaan” Horaa Loo Yidhi “Nin ambaday...

View Article

Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeruhu Wuxu Qeyb Ka Yahey Tabashooyinka Awdal Ee...

Borama(Berberanews)-Sidii aynu Kusoo Qaadanay Qormaddii hore Falanqeynta Bulshadu habeen iyo Maalin ku hadalhayso Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo aynu u Dhigney in ay qodimada u Fujisey...

View Article


WAXQABADKA AYAA KA WEYN MAGACA QOFKA.

Marxuun samafale siciid aw cabdi (Ahun.). Qofna lama xasuusto magaciisa lama maamuuso ilaa uu waxqabad la xuso ka tago mooyee. Xiligii burburka kedib geyiga soomalida waxa soo foodsaray burur, barakac,...

View Article

Warbixin Lagu soo Bandhigay Guulaha Shirkadaha MSG iyo Doorka Uu Ka Qaato...

Hargaysa (Berberanews): “Mr.Maxamed Siciid Geeddi waa ganacsade haysta dhalashada labada dalka ee Somaliland iyo Jabuuti. Kaasoo maamula ganacsiyo si fiican u guulaystay oo ku fidsan dalalka Bariga...

View Article


Madaxweyne Biixi Ka Yeeli Mayno inuu Dhulkii Sacad Muuse u Qeybiyo Ciise Iyo...

Qabrigii Faahiye Haroosh, iyo Kii Kulmiye-Sanjab iyo dhulbeereedkii Mashruuca Ceel-Bardaale ayaan Ciise iyo Samaroon u Qeybinayaa Waxaan Caqliga galeyn Weeyi Waxaynu Wada ognahay in Muuse Rabiile Good...

View Article

Gud Faysal, Boqor Cismaan: Hadalkiinu ma waafaqsana Dariiqyada Shareecada...

Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu adkeeyey, diinta Islaamkuna si adag...

View Article


Maxamuud Xaashi Waan Ku Hambalyeynayaa Hankiisa

Maxamuud Xaashi Waan Ku Hambalyeynayaa Hankiisa iyo Damaciisa Waxaan Ku Dardaarayaa In Aanu Muuse Biixi Abaalkii Ka Sugine Faraha Ku Maroojiyo Haddaanu Nahey Ragii Kasoo jeeday Bud-dhigii Xisbiga...

View Article

Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax

Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax Yuusuf khadar cabdi Maxamed Siciid Cabdillaahi C/nuur Mohamed cali Axmed daahir abokor Isaxaq maxamud cakush Ahmed abdi ahmed Sidiiq...

View Article

Sheekh Dirir; Waxyaalaha DHAAWACA WALAATINIMADA ISLAAMKA

“Nebiga CSW oo fasirayey Xanta ayaa yidhi “waa walaalkaa ood ku sheegto wax uu karaahiyeysanayo” Sheekh Maxamed Sh CUMAR DIRIR. Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live