Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa hadii loo fahmi dhinaca fiican ee aanay xukuumadu u arag talaabo lagaga soo horjeedo. Dalna kaligii ma istaagi karo , Somaliland waa sidaas oo kale, waynu ognahoo laba arimoodba dalalkii aynu saaxiibka […]
↧