Diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia oo laga leeyahay dalkaImaaraatka muddo-na ka shaqaynayay garoonka diyaaradahaHargaysa ayaa bishii March ee sannadkan u hoggaansamayamarkii dawladda Federaalka ay ku xannibtay hawadaSoomaaliya, waxa la xasuustaa in isla bishaas 19-keedii hawadalaga celiyay diyaaradda Fly dubai oo sidday rakaab kuna soowajahnayd garoonka Cigaal ee magaalada Hargaysa. Diyaaradaha ayaa tiraba dhawr mar […]
↧