Qormo dhiiri-gelinaysa ka faa’idaysiga Biyaha roobka iyo cidhib-tirka carro-guurka deegaanka… Mahad oo dhan alle ayey u sugnaatay inagu galaday nimcooyinkiisa kala duwan ee ay raxmada Roobka, nabad-gelyada iyo caafimaadku kamid yihiin, inaguna arsaaqay dheef iyo dhaqaale qof walba hayntiisa iyo helidiisa, waxaana dhamaanteen inagu waajib ah in aan u xamdi naqno mar kasta, marxalad kasta […]
↧