Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Tacsi Marxuum Cumar Jaanbiir Suldaan

Suldaan Max.ed Suldan C/qaadir, Safiya Suldan Cabdilahi,  faadumo Suldan Cabdilahi, Hodan Suldan Rashiid.. Cali Suldaan Rashid. Sacido Suldaan Rashid,  Mulkiya Suldan Rashid, C/lahi Suldaan Rashir....

View Article


TACSI Qoyska Reer Jaanbiir Suldaan

Suldaan Max’ed Suldaan C/qaadir Faadumo Suldaan C/qaadir Foosiya Suldaan C/qaadirSiciid Suldan C/qaadirCanuud Suldaan C/qaadirLayla Suldaan C/qaadirMuuse Suldaan C/qaadirNasriin Suldaan Max’edHoodo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS:Bandhiga Daah-furka Buuga SAMO-TALIS Caawa iyo Jaamacadda Hargeysa

Waxa la ogeysiinayaa bulsho-weynta Hargeysa in caawa la qabanayo Munaasibadda Daah-furka Diiwaanka SAMO-TALIS: Taariikhda Odayga Somaliland Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe).. Waxa qoray...

View Article

Tacsi Tiiranyo Leh Oo Ku Socota Reer Indha Waranle Ay Dirayaan Qaar Ka Mida...

Tacsi Tiiranyo Leh Oo Ku Socota Reer Indha Waranle Ay Dirayaan Qaar Ka Mida Dhalinyarada Gobolka Saaxil. INAALILAAHI WA iNAA ILAHAY RAAJUCUUN, KULI NASFIN DAA’IQATUL MAWT. Khadar Jaamac Xaashi.Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saacadaha Shaqada Iyo Horumarka Dhaqaalaha, WQ Abdifatah Basher Hassan

1.Hordhac Somaliland waa wadan yar oo curdin ah oo aan wali si fiican cagaha isugu taagin markaad ka eegto xaalada dhaqaale ee uu dalku ku sugan yahay. Inkastoo dalku uu magac wanaagsan kasoo hooyay...

View Article


Bayaan ku socda Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali

Ku: Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali, suldaanka guud ee beesha Habar Jecle Ujeeddo: Biyamaal Maxamed Suldaan Cabdillaahi, nabad iyo bariidin. Suldaan Cabdillaahi, qoraalkaygan gaaban ugama jeedo...

View Article

Hambalyo Arooska Axmed Siciid iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi

Tifatiraha Shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) waxa uu hambalyo kaliyo laabau dirayaa Arooska Axmed Siciid Maxamed iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi Cabdi oo arooskoodu habeen...

View Article

Mashruuca Xaal bixinta Oo Noqday Jiif Oo Jaq!

Waxaa maalmahan danbe soo shaac baxay mashruuc la yidhaahdo xaal ayaan ka bixinayaa hadii wax lagaa sheego, oo  weliba mashruucaasi waxa gadhwadeen ka ah dad dilaaliin ka ah madaxtooyada somaliland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxqabadkii Dawladda Hoose ee Burco ma wuxuu dhaafi waayay Gaadiid?

Burco-Waxaan mahad ballaadhan iska leh ilaahay (swt) marka labaad waxaan mahad usoo jeedinayaa dhamaan warbaahinta madaxa baan meel kasta oo ay aduunka ka joogto. Waxaan wax ka tilmaamayaa waxqabadka...

View Article


TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee...

View Article

DAN BAA I TIDHI TAHRIIB WQ Mowliid Cumar Xoog

Qaybtii:Koowaad Rag cadalad wayay sida cawsha kala carrar.Qoraalkan koobani wa mid aan u hibaynayo dhamaan dhalinyarada Somaliland.maqaalkani wax taban doona nolosha dhabta ah ee ay ku sugan yihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxaan Ahay Hiil Qaran Haddii Layla Garto!:Qalinka Mustafe Axmed Keyse.

Marka hore waxaan salaan gobannimo u dirayaa guud ahaan bulsha dayda qaaliga ah ee aan jeclahay ee u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland oo ay ugu horree yaan Madaxda Qaranku Mucaarid iyo Muxaafid`ba...

View Article

Carqaladaha Hortaagan Ka Faa’idaysiga Khayraadka Dalka Somaliland, W/Q...

Maalahan u danbeeyay waxa jirtay  in meelaha qaar lagaga hadlayay  khayraadka dalka sida Macdanta iyo shidaalka, taas oo u badnayd eedaymo ay ka mid yihiin, Dalka Khayraadkiisa waa la boobayaa, reer...

View Article


Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)

Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani, Guddoomiye ku xigeenka SONYO Md. Mustafe Maxamed Daahir, Dhammaan...

View Article

““Arrinta Faysal Cali-waraabe ka siidaayay warbaahintu waa arrimo keeni kara...

Hargeysa-(Berberanews)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa jawaab digniin xambaarsan ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng....

View Article


Berberaay Xaggeed u socotaa WQ Maxamed Jaamac Liibaan

Waxaa ayaan darro ,sharaf xumo,xushmo la’aan iyo is qadarin la’aan,baal marsan sharciga iyo Distoorka dalka u yaal noqotay,markay mas’uuliyiinta G/Saaxil si badheedh ah oo aan gabasho lahayn ugu...

View Article

Daawo Majaajilaystaha Meecaad Miigane-Qosol

View Article


Maxay ku qotontaa Dhex-dhexaadinta Turkiga ee Somaliland iyo Soomaaliya?Q.2aad

Qaybtii hore waxaynu dul marnay soo yaalkii siyaasadeed ee Turkiga qarniyadii hore oo ay noqotay xoogga ugu adag aduunka,fidiyay-na xukunka islaamka.Laguna jebiyay dagaalkii aduunka ee 1aad. Maantana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos Wacan Ayman Aadan Wadaad-diid Iyo Hodan Cabdi Iimaan

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Negi Guulloow Ka Yeel…Cabdicasiis Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo Carruurtooda, Maxamed Cismaan Faarax, Xaaskiisa iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Soomaliland Waa Maan Barrey Iyo Maan Bilaal

Bari waxa jiray boqor ka mid ah boqoradii hore, wuxuu lahaa nin adoon ah oo qasriga ama guriga uga shaqeeya, adoonka waxa lagu magacaabi jiray Bilaal.  maalin maalmaha ka mid ah Bilaal waxa uu u galay...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live