Eraygawadaniyad {patriotic} amafikirkaiyoficilkawadaniyada {patriotism} waaeray ay aadanahukubaraarugeenisticmaalkiisataariikhhore.Haddiiaynu u faahfaahinoCilmiahaanasalkaerayada (etymology) waddaniyadwaxay ka soojeeddaaafkacarabigaooSoomaaliduamaahkuheshay, balseafkalaatinkawaaerayga pater (Aabe) oo u dhalanrogatay patria unadhigma (dal) afsoomaali. AfafkaqalaadqaarayaaadeegsadaeraygadalkaAabe (fatherland), balseSoomaaliduwaxay ka mid tahaybulshooyinka u leexdaydhinacahooyada, dalkaHooyo (motherland). Halkaaswaxaalagadheehankaraajacaylkaxoogganeehooyolagulamaaneeyeydalka.Mid kastoolagudhaqmo, xulashadaerayguwaaarrin la xidhiidhadhaqankasoojireenka ah eebulshokastaleedahay,bulshooyinkuwaakuwa ka simantixgelintaiyoqadarintamagacawaddaniyadiyosifadawaddaninimo.Sidaasawgeed, qeexiddaeraygawaddaniyadaadumakaladuwanabulshooyinkaadduunkaoodhan.Laakiinwaxaiyanajirta in dadkaqaar u fasirankaraaneray kale oo ahqaran-jacaylooasalkiisu kasoojeedoeraygaqaran (nation) waxauuleedahaylabomicneooiskaaba. Qaranjacaylwaa in […]
↧