Dagaalkii Beder, Q. 1aad
Assaalamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Bisha Ramadaan waa bishii muslimiintu guulaha taariikhiga ah soo hooyeen,waana bisha aad ka warhaysaan in gaajo iyo haraad lagu suganyahay,iyadoo taasi...
View ArticleMaxaad Ka Taqaanaa Hanti Dhawre Cali Bilyan, Taariikhdiisa Iyo Qaabka Uu Wax...
Waxaan aad u jeclaystay inaan bulshadda la wadaaago maqaalo taxane ah oo aan isleeyahay ku lafo gur, islamarkaana bulshada fahamsii shaqsi si layaableh intii ay Somaliland jirtay uga dhex shaqaysanayay...
View ArticleDagaalkii Beder, Q.2aad.
Asalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan, Waxaynu soo gudbiney qaybtii horee dagaalka,waxaynu maantana kuda galaynaa qaybtii labaad ee dagaalkii beder,waana qayb aad u muhima, Dagaalka ka hor Nebigu SCW wuu...
View ArticleNin Sheegay In Maayarka Hargeysa Uu Ku Soo Oogi Doono Dacwad Ugub Ku Ah...
Nin ka mid ah dadka deggan magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo, Cabdi Duco ayaa sheegay in maayarka Hargeysa uu ku soo oogi doono dacwad ugub ku ah Soomaalida. Cabdi Maxamuud Daahir, oo loo yaqaan...
View ArticleWaan Iska Dhigay Farmaajo Intii Biixi la Doortay!
Werwerkii iga hayey Soomaaliya wuu iga hadhay tan iyo markii la doortay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo aan ku kalsoon nahay inuu gaashaanka u daruuri karo wiilasha ka taliya Villa Soomaaliya...
View ArticleXaalufinta Deegaanka Miyi Ilaa Magaalo W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)
Bulsho waliba waxay ku nooshay deegaan kaas oo uu Alle ku abuuray hadaba sidaas oo ay tahay deegaan waliba wuxuu noqdaa hadba sida ay bulshada ku nooli u ilaashadaan ama u baabiyaan hadba inaga oo ka...
View Article26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’ Axmed Xasan Carwo
Waa xuskii 59 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka...
View ArticleSomaliland: Possible Preliminary Meeting In Kenya Between Somaliland & Somalia
Informed sources within the Somaliland government have indicated that there is the possibility of preliminary talks between Somaliland and Somalia in Kenya, in an effort to restart the failed meetings...
View ArticleWhy Indigenous Seeds matter?
Seed is the most important input in agriculture and is the most precious thing to a farmer. Our indigenous seeds are sustainable, but are lost due to the import of hybrid seeds which are not...
View ArticleThe Weak FGS Severs Diplomatic Ties With Guinea Over Somaliland
The weak federal government in Mogadishu has decided to sever diplomatic ties with the Republic of Guinea as a direct result of the visit to that country by the President of Somaliland, Muse Bihi Abdi,...
View ArticleBarbaarinta Ubadka WQ Mukhtar Ali Sheikh
Banii Aadamku waxalayidhaa waxay isku af-gartaan Hadalka iyo wax isu sheegga, Xayawaankuna urta. Waxa hubaal ah in waalidkeen inna jecelyihiin islamarkaana innala jecel yihiin waxawanaagsan, Sidaa si...
View ArticleSanaag hadal uma baahna,waxay u baahan tahay wax qabad
Horudhac yar baan doonayaa in aan ka idhaahdo marka ,hore waa magaalo xadaarad leh dadkeedu aad u wanaagsan yahay,waxaan kaga baxay imtixaankii la odhan dugsiga hoose 1974 oo lagu dhigan jiray carabi...
View ArticleSomaliland Must Prepare for War With Somalia
United Nations is already undermined by powerful countries. International laws are weakened and not as effective as before. Military aggressions and violations are on the rise. Countries are threatened...
View ArticleWaa Noocee Xidhiidhka Ka Dhexeeya Somaliland Soomaaliya iyo Dawllada Sucuudiga?
Mark aynu si dhab ah uga hadalno Soomaaliya iyo Somaliland Waa laba dal oo hore isugu jirrey haseyeeshee, dhibaatooyin badan oo dhacey iyo Dagaallo, Mar kale laba Dal oo kala Madaxbanaan Noqdey,...
View ArticleSomaliland: Turbulent Demonstrations In Burao & Erigavo
Turbulent and violent demonstrations rocked the city of Burao in Togdher and the town Erigavo in Sanaag, yesterday. The demonstrates who were mainly youngsters came out into the streets to protest the...
View ArticleSHURUUDAHA WADAHADAL DHEXMARIKARA SOMALILAND IYO SOMALIA
Wadahadal kasta oo dhexmara laba dhinac ama laba dal sida Somaliland iyo Somalia waa inuu leeyahay shuruudo rasmi ah oo labada dhinacba fuliyaan isla markaana ixtiraamaan si wadahadaldu u qabsoomaan...
View ArticleGUMAYSIGII INGIRIIS 1941 LAWAREEGAY SOMALIYA SYL LABAY XORAYSAY
Waxaynu wada ogsoonahay in dalkeena soomaaliya loo qaybiyay shan qaybood,iyadoo dadku yihiin isku diin,isku dal,isku dad,isku af,isku isir oo wada ah soomaali. waa taariikh cad 1884 in magalada...
View ArticleSomaliland: President Muse Bihi Receives EU Envoy
President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, received today the new European Union Envoy to Somaliland and Somalia, Ambassador Nicolás Berlanga Martinez. The President welcomed the new...
View Article“Danta Guud Wadajirbay Dayac Kaga Fogaataa”Aadan Siciid Nuur (Goray)
Faallo Daaha ka qaadaysa Xaalada Gobolka Togdheer Iyo Duruufaha Nololeed Ee Ka Jira. “Qalinkii Aqoon yahan Aadan Siciid Nuur (Goray)” Markasta oo ay maskaxdaada ka soo maaxato inaad ummadda wax la...
View ArticleSomaliland: German Delegation Meets With Parliamentarians
A Germany delegation, currently in Somaliland and led by the Ambassador to Kenya, Annet Gunther has met with the Speaker of the House of Representatives, Bashe Farah and senior parliamentarians. The...
View Article