Sababaha keenay wasir faratoon in laga dhigo wasiirka arimaha dibada
Madaxwayne muuse biixi cabdi wuxuu wasiirka arimaha dibadda u magacaabay wasiirkii hore ee waxbarashada, una magacaabay wasiirka arimaha dibadda, iyadoo si deg deg ah xilkii loogu wareejiyay. Waxaa...
View ArticleDharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha”
Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday tuulada Ceelaayo oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn ee Boosaaso. Sida...
View ArticleThe poisoned chalice& the Sabotage of Somaliland Written by Ahmed M.I. Egal
Berberanews-The reference to a “poisoned chalice” was most notably used in Act I, Scene VII of Shakespeare’s Macbeth, when Macbeth is contemplating the consequences of murdering King Duncan. Macbeth...
View Article“Ma Xuma” ?? Qalinkii Cabdiwali Cali Ismaaciil
Waa Sheeko Tusaale u Ah Erayada aan Fiicnayn ee Hal-Haysaha u noqday umada Somalida <………………Qalinkii Cabdiwali Cali Ismaaciil ……………………..> Beri Ayaa waxa uu Nin oday oo Qabaa’ilada Somalida midkood...
View ArticleCaqabadaha ka horyimid madaxweyne muuse safarkiisa ee ku saabsan 4 degma...
Mohamed Osman Haji Bulshada sida dhaw ula socotay madaxweyne muuse socdaalkiisa waxay is waydiinayaan caqabadaha ka horyimid madaxweynaha ee u diiday inuu tago 4 degmo doorasho ka tirsan gobolada...
View ArticleSirta Noloshu waa Fahamka Nolosha
Qalinkii Maxamed Faarax Qoti Shaqaalihii diyaaradii ayaa mar labaad nagu wargaliyey war dhiilo xambaarsanaa, waxaanay yidhaahdeen “Mudanayaal iyo marwooyinba, rakaabka sharafta muddanow, suumanka...
View ArticleMaxaa u sahlay Shirkadda Somaliland HONO GROUP inay Mar kale ku guulaysato...
Shirkadda Hono Group oo ku guulaysatay Mashruuc Dib-u-dhis iyo Dayac-tir loogu samaynayo Jidka Laamiga ah ee Isku Xidha Caasimadda Hargeysa ilaa magaalada Kala-beydh ee gobolka Gabiley. WARBIXIN by...
View ArticleHambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal...
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel.. Dhamaan Qoyska Reer Maxamed Xaaj Xasan dhamaan qoyka reer Ibraahin Warsame (Reer Walanwal ):...
View ArticleHambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal...
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel.. Dhamaan Qoyska Reer Maxamed Xaaj Xasan dhamaan qoyka reer Ibraahin Warsame (Reer Walanwal ):...
View ArticleSirta Noloshu waa Fahamka Nolosha Q 16aad
Waxa kale oo uu xanbaarsanaa dhanbaal sidahaasi, waaxda horumarinta wax-soosaarka khayraadka iyo daryeelka caafimaadka kaluunka, duurjoogta iyo xoolaha, in ay soo dabteen kaluumaysatadu sannadkan...
View ArticleSafaarada Somaliland ee Ethiopia oo ku fashilantay inay soo celiso ardayda...
Salaan guud iyo mid gaar ahba waxan u diraya shacabka Somaliland meel kasta oo ay ku suganyihiin iyo gaar ahaan bahda Saxaafada. Warbixintii, tan ka horeysay ee quluubta dadka yaabka galisay, waxay...
View ArticleHambalyo Ku Socota Ciidanka Qaranka
Hargeysa(Berberanews)-Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo ah aqoonyahan iyo siyaasi reer Somaliland ah ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka qaranka Somaliland oo shalay 25 jirsaday. Dr....
View ArticleHAMBALYO MEHER: CABDIRAXMAAN XASAN CALI iyo HODAN MAXAMED FAARAX
Hambalyo Meher Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdiyare). Maxamed maxamuud Cige (busi). Cabdi Hani Xaashi Cabdillaahi. Abw xasan qiso. Abw Maxamed Xarago. Axmed Ibraahin Furinle. Asma Axmed Ismaaciil (Asma...
View ArticleMacnaha xisbiyada dimuqaraadiyada iyo masraxiyadooda
Waxaan qalinkaygan ku eeg doona qaab dhismeedka guud ee xisbiyada haday kuwo mucaarida iuo mid muxaafid ah baa,aaraarta yaan ku fogaanine aan nuxurka u dhaadhaco. Ugu horeeyn xisbiyadu waxay ka...
View ArticleMaalinta Dhagax Tuurku waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa, dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,aan Allaha...
View ArticleDjibouti National Movement:- Press Release
The Djibouti National Movement, “DNM”, is a political Organization dedicated to the Liberation of Djibouti from the Dictatorship of President Ismail Omar Gelle.On the basis of a common democratic...
View Article