↧
“Ma Xuma” ?? Qalinkii Cabdiwali Cali Ismaaciil
Ka dib Ninkii odayga ahaa inta uu Fadhigii Cirka uga booday oo Budh wayn oo uu la haa oo agtiisa u yaalay inta uu la Booday.
KUYE “Yaaa Yaaa Maxaad Tiri Alyelehe ay XUN TAHAY oo Ay Waliba XAAR Leedahay” ayuu yidhi isaga oo cadho jiq Ah oo laga qaban kari la yahay oo doonaaya in uu ku Budheeyo Ninka yidhi Eraygii isagii Looga taag waayay *kkkkkk
↧