Booqashadii Madaxweyne Putin Ee Dalka Suuriya… Qoraa Ustaad Asad Muuse Kibaar
Booqashadii Madaxweynaha Ruushaka Putin uu ku booqday dalka Suuriya waxay aheyd dhoola-tus dagaal oo uu Ruushku ku muujinayay Awoodahiisa Meleteri & saldhiga uu Suuriya ku leeyahay inuna ka tageyn,...
View Article20kii Disember 2011ka: Lix-guurada Ku-biiritaankii Siyaasadda Ee Aqoonyahan...
Maanta oo kale, labaatankii bishii Diisambar, sannadkii 2011kii, mid ka mid ah jileyaasha ugu waaweyn siyaasadda Somaliland ahna dhaqaaleyahan, qoraa iyo hal-abuur ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday...
View ArticleWasiirka Cusub ee Maaliyadu ma ku hafan doonaa caqabadaha horyaala mise...
Wariye:Barkhad-ladiif M. Cumar, Barkhadladiif@hotmail.com Wasiirka cusub ee Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi tan iyo intii la doortay fagaarayaasha uu ka hadlo waxa uu ka jeediya hadalo macaan oo u...
View ArticleXasuuqa Siyaasiyiinta: WQ Sakariye Awaare
Madaxweyne Cigaal ayaa 1996-kii ogaaday in ninkii Cabdalle ee Berbera Maayirka u ahaa uu guriga magaalada ugu ganjeelka weynna dhistay, bahal Eey ah oo Faras la moodana uu ku dhex rabbaystay, musuq...
View ArticleHabka uu u dhaco musuqmaasuqa dakhliga qaranku
Musuqmaasuqa dakhliga qaranka hababka ay ugu suurto gasho masuuliyiinta xilka qaranka haya waxaa ka mida 1. Mushaharka shaqaalaha dawlada iyo 2. Kharashka adeega hawsha . MUSHAHARKA SHAQAALAHA...
View ArticleHeshiiskii Saldhiga Berbera waxaa Baarlamaanka lagu jiidhsiiyey Awood...
Fadhigii labada gole ku ansixiyeen Nuxurka Heshiika Saldhiga Berbera 12/2/2017 Wuxuu ahaa Sharci daro baal-marsan Dastuurka qaranka Qodobkiisa 38-aad farqadiisa 6-aad. Wuxuu ahaa heshiis muhmal ah oo...
View ArticleHiigsiga Madaxweyne Muuse iyo Guulihii Lee Kuan Yew: Laba isku lammaan
Bismilaahi. Qormooyinka taxanaha ah ee aan ciwaanka uga dhigey Hiigsiga Madaxweyne Muuse Biixi qormadii 1-aad waxaynu kaga soo sheekaynay Guulihii Thomas Sankara uu ku hogaamiyey wadanka Burkina Faso...
View ArticleSCAMA Website: Another Manifestation of Somalia Aviation Scams
According to the official website of SCAMA (Somali Civil Aviation and Meteorological Authority), the organization is an autonomous body working under the Federal Government of Somalia through the...
View ArticleSidee loo xalin karaa Qorshe la’aanta dhalinyarada Somaliland ee Malyuunka...
Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa 65% shacabka JSL. ardeyda dhigata dugsiyada Somaliland oo gaadhaaya 1284 dugsi oo isugu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo...
View ArticleDjibouti iyo Somaliland Wa UL iyo Diirkeed
Hordhac: Maqalkani waxaa la fafiyay 10 sandood hore merkii President Rayaale booqdey Djibouti xidhiidh labade dal oo hagaday ilaa sanadkii 2005. Madaxwene Rayaal wuxu sii geesinimo u fideyey taageero...
View ArticleXildhibaanada Barlamaanka JSL: Way U Xaadiraane Xaalka Ma Ogyihiin?
Xildhibaanada gollaha guurtida iyo wakiillada Somaliland oo laysku yidhaahdo aqalka Baarlaamaanka Somaliland ayaa golle walba waxa fadhiya 82 muddane oo midkiiba mushaharkiisu yahay lacag lagu qadarro...
View ArticleWAAN HAYAA DAWADII. W/Q: Xamse Cumar Kujoog
“Wanaagga dunida oo dhammi waxa uu ku jiraa werwer la’aan, wanaagga aakhiro oo dhammina waxa uu ku jiraa gef la’aan” Aadamuhu meel uu ku nool yahayba waxa dhab ah inuu kala duwan yahay, waxa uu ku kala...
View ArticleSOMALILAND: SABABAHA, SAAMEYNTA IYO SEETEYNTA SICIR BARARKA
HORDHAC: Dhibaatada sicir bararku maaha ugub waa mid muddo badan soo jiitameysay, wax ayna la kowsatey sannadkii 1994 markii la sameeyay lacag dalku leeyahay, wagaas waxa lala kulmey sicir barar...
View Article“Deeqda Gebilay maaha Taakulany Abaaraha ee Cusbitaalka Waalida la Siiyey,...
Gebilay- Cusbitaalka Dadka Xanuunka Maskaxda ee magaalada Gebilay ayey Hay’ ada U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashiinka Qaranka gaadhsiiyey deeq isugu jirta dhar iyo cunto oo hay’adda Bisha...
View ArticleQoolka Saboolnimada
Qoolka Saboolnimada Marka waxsoosaarkaagu aad u hooseeyo waxa uu kugu hoggaamiyaa dakhli aad u hooseeya. Dakhliga dhabta ah ee hooseeya macnihiisu waa tashiil hoose. Heerka tashiilka hooseeyaana waxa...
View ArticleWarqad Furan WQ Maxamed Faarax Qoti
Mudane. Madaxweyne anigoo og magaca, milgaha iyo maamuuska aad huwan tahay, anigoo og illaalinta, dhowrida, faafinta sirta xukuumada iyo nidaamka dowladnimo, anigoo og illaalinta dhaqanka, magaca iyo...
View ArticleDamiirsamihii Ducada Lagu Gelbiyay: Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare...
Waxa aynu qaybta labaad ee xuska iyo xasuusta Marxuun Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare ku soo qaadan doonnaa sooyaalkiisii, waxbarashadiisii, shaqooyinkii uu qabtay iyo marxaladihii kala geddisnaa...
View ArticleShirkadda Cayni Natural oo Saliido iyo Kiriimo Dabeeci Casriya ah ku Soo...
Hargeysa(Berberanews):- Shirkadda Cayni Natural Product oo ay hirgelisay Cayni Aadan Cali, ayaa magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku soo bandhigtay Kiriimmada kala duwan iyo Saliido nafaqo...
View ArticleXALKA COLAADA CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland
Mudane Madaxweyne arrinta Colaada Ceel-Afweyn kama adka ama kama weyna dagaaladii sokeeye ee dalku soo maray. Gudidii Xeer-Beegtida ahayd ee nabadaynta ka dhaliyay beelaha Somaliland sida Shirarkii...
View ArticleCidda loo tirinayo in ay ku lug-lahayd duufaantii Awdal, Salal, saaxil iyo...
Dhacdo kasta mid muuqata iyo mid dahsoon sabab ayey leedahay ; sida quraanka kariim ka ah ku xusan , 16/5/2018 illaa 22/5/2018 waxa mudo 7 casho ah...
View Article