Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Meher Farxad leh: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse

$
0
0

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

meher bare

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,

 

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)

 

Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed

 

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Cabdiqaadir ismaaciil Askar

 

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

 

Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine)

 

Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye)

 

Eng. Cabdicasiis Cali Nuur,

Eng.Caydaruus ismaaciil Cabdi

 

Guuleed Cabdi Buushe,

 

Maxamed Saleebaan Cumar

 

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

 

Siciid Cawil Axmed,

 

Cali Jaamac Maxamed,

 

Muuse Faarax Jaambiir,

 

Khadar Iid Kaariye,

 

Khaddar Maxamed Cakulle,

 

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

 

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

 

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

 

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

 

Xasan Cumar Xasan,

 

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

 

Maxamed Cabdalle,

 

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

 

Nimco Cumar Maxamuud,

 

Safiya Cali Yuusuf,

 

Sahra Ciidle Nuur,

 

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

 

Nafiisa Maxamuud Muuse,

 

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

 

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

 

Cabdiqaadir Aadan Carab,

 

Cismaan Axmed Cismaan Siciid Cabdi Xuseen,

 

Muniir Axmed Cigaal,

 

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

 

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

 

Cumar Maxamed Faarax,

 

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

 

Cali Xasan Sugulle,

 

Xasan Maal Dhidar,

 

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

 

Axmed Maxamed Saleebaan,

 

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

 

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

 

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

 

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

 

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

 

Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed

 

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

 

Kayse Axmed Digaale.

 

Khadar Macallin Deeq.

 

Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-

 

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre)

 

Iyo

 

Khadra Muuse Aadan

 

Oo Mehrkoodu ku qabsoomay Jimce 15 May, 2015, Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles