Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

“XAFLAD QURBE WAY INA DAYSAY SIDA UMALAYNAYO SANADKAN UGU DAMBAYSAY” Qoraa- Maxamed. Dhamac

$
0
0

Markaste Allaah baa mahad leh. Salaan baan u dirayaa umada Somaliland meel kasto jogaan.

M-Dhamac

Manta 10 point rabaa in aan idiin tabto.

  1. Qarankani amaba dalkeeena Somaliland wuxuu marayaa xiligii uu dhaafi laa in la sameeyo XAFLAD iyo CASUUMADO lagu sameeyo cashuur. Hadii aan macal cashuur lagu samayn oo dawladi samayn. Oy ganacsato amaba shicib bixiyo. Waxay u tahay xafladaasi qurbe joogtu hormuud: TAHRIIB.

  1. Xiliga imika la marayaa waa xili dorasho dhici layd marka wa muhiim state account/khasnada dalka in la ilaliyo oon lagu ciyaarin, waxan casumada iyo xaflada la joojiyaa.

  1. Goverment amaba xukuumad dadku waxay u doortan kamida. Is bedel fican oo horumar leh sida (i) Shaqo abuurid. (ii) Waxbarashada. (iii) Dhaqaalaha. (V) Cafimaadka iwm.

  1. Kursi ku carar oo markaa ku fadhisatid shaqadaadu wa in marka bilaabmataa, maha in ay dhamato markaa.

5.Hadaa xil amaba kursi ugu cararaysid income samayso. You are thinking wrong, khaladba ku fakaraysaa e ganacsi samayso amaba shaqo si kale u daydayo.

  1. Waxaa khalada in xil amaba shaqo la iskugu dhiibo reerbu u matalayaa. Hell noo. Suasha saxdi amaba right question wa dadka lagu shaqalaysiyaa waa hee “IS THIS PERSON SUITABLE FOR THIS POSITION ORE THIS WORK” MA U QALMAA QOFKANI JAGADAN AMABA SHAQADAN” oo waxa la egayaa cilmigisa iyo wuxuu kasoo shaqeeyay. Ee lama eegayo reer hebel ka dhashay, reerkana aynu iska amusiino no.

  1. Kuwaa aan tilmamay 4-6 waa kuwa la hadhaya horumarka dalkan. Aqooniga macal la gaadhi laa amaba aynu ka dhahdicin lahayn aduunka qaar aan af kula hadlaan rest of the world. Aynu dorano amaba xil saarno dalkani xaguu u socdaa. Adeer madaxwayne lagama wada bilaabe bal horta wax baro oo dalkaga waxgasho u shaqee. Markana ka u qalma ee walibana “leadership/ hogaamiye maha wax la barto wa wax loo dhasho” 5 caruura hada eegtid midba hor carara oo way wada daba cararaan. Kaa u dhashay ee lakiin cv iyo aqoonti iyo shahadadi sita midkaste ka xaq leh.

  1. Waxaa muhiima in aan runta la iskala leexan oo runta la isku sheego. Qarankani waa loo soo halgamay oo dad khalada inuu faraha uga galo maha. Oday malin speech jeedinayay aya yidhi wa in aynu ilashan oo hee “KEEP EYE ON THE BOLL” ISHA KU HAYA KUBADA” wa ina ilashanaa dalkeena oo horumar iyo nabadaa si ilashanaa isku duubnanaa oo mucarid muxafid shicib marka safety dalka noqoto u ahanaa mid.

  1. Qarankani wuxuu marayaa xiligiii uu lahan laa company amaba produktion dadku shurakoobi lahayeen. Dakeena produktion dhan ma laha oo resource ku jirana Allaahu aclam petrol yaan lagu tuhmin waxka badan leeyahay aan baadhno oo lacaga la kubayo badhitaan iyo research galin lahayn oo aduunka kale galiyaa.

Maskaxdeena wa in galinaa gaal amaba ajanabi resource qata oo inoo soo shaqa taga uma bahnin.  Ka dalkisa wax ka waya amaba wax ka noqon waya ayaa inoo yimada. Gabi hayada dalka ka shaqo gala wa khalad waxba ma qabtan shaqooyin badan macal may abuurin wa in la xisaabtanaa kuwa aa waxba qabanin erinaa . “KU DALKEENA KU RAXAYSTA UMA BAHNIN”  Lakiin company shaqo aynu ka iibsanay oo inoo sameeya wakhti oo taga wa ok.

  1. Yaa Alllaah naga dhig kuwii: Isku duubnada is jeclada meelkaste iyo markaste, oo waxkaste ka horaysiyaa ta ilahay kow. Ta labadna dalkooda, dadkooda, caruurtooda, dumarkooda. Qabiil ka fogada ee dacad u wada shaqeeya. Insha allaah dreamka amaba riyada aynu jecelnahay oo ah “That Beautiful Somaliland” Somaliland ta qurux badan” waynu gaadhi oo Inaguun is gaadhsiin karna. “We can do everything” waxkaste inaga qabsan kara” GUUL INSHA ALLAAH IYO DORASHO DACADA; AQOONSI HELNO MALIN DHOW: DAL IYO DAD HORUMAR IYO SII QURUXBADNADA: AMIIN AMIIN.-Maxamed Dhamac

Gudoomiyaha (SDT) Somaliland Development Team” Ururka horumarinta Somaliland.

mohamedd.dame@gmail.com

Somaliland/Sweden/UK

Berbernews.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles