Yaa Ilaahay Dartii u Caawinaya
Aabo Maxamuud Badar Ismaaciil Xasan waa Aabo Soomaaliyeed Oo degan Magaaladda Hargeysa waxa muddo dheer ka Xanuunsanaya will yar oo Uu dhalay oo da’diisu tahay 13jir magaciisana layidhaahdo...
View ArticleFANAANIINTA XIDIGAHA GEESKA WAXAY MUDANYIHIIN SHAHAADO SHARAF
Hargeysa-(Berberanews)-Waa fanaaniin isku duuban waa fanaaniin wada cod Macaan waaa fanaaniin wada da,yar isalamarkaana waa fanaaniin qayb muhiima ka qaata adkaynta qaranimada inta badana waxay soo...
View ArticleHorumar Waxaynu Gaadhi Karnaa Marka Aynu Libaaxa Ka Doorano Dameerka:...
Dhawaan ayay ahayd markii aan khudbad uu jeedinayay Maxamed Muuse Shire nasiib u helay inaan dadkii dhagahooda ay saamaysay aan noqday. Ninkan odayga ah waxa uu si maquul ah uga hadlayaa sida aynu uga...
View ArticleShalmad raac!- Sheekadii AFARAAD-W/Q Muna Axmed Cumar
Waxa aanu ahayn isaga iyo aniga. Meel aanu ka wada shaqayno ayaanu ka soo wada baxnay. Waxa aanu saarnayn baabuurkiisa waxaanan u jeednay halkaa iyo guryahayagii. Kaahin muddo badan ayaanu jaar ahayn....
View ArticleSomaliland Halkay Gaadhay iyo Halkay Hiigsanayso W/Q: Abdirashid Ahmed Guleid.
Qoraalkani waxaan ugu talo galay inaan waxoogaa qiimayn ah ku samayno bal halka ay marayso dawladda Somaliland marka laga eego dhinacyo badan oo muhim u ah horusocodka ay u baahan tahay umad kasta oo...
View ArticleXog-hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Waxa Uu Shacbiga Somaliland U diraya...
Halkan Waxan Hambalyo aan lasoo Koobikarin Ugadirayaa Shacbi Waynaha reer Somaliland iyo Dhamaan Muslimiinta Meelkasta oo Joogan Gaar ahaan Taagerayaasha Xisbiga Ucid iyo Madaxdoodaba Munaasibada...
View ArticleCiid Wanaagsan, W/Q Mohammed Abdikadir Ali henry
Maal maheenan ciidee wanaagsan waxan ugu hambalyayanay curashaada munasibada ciidal fitriga ciid wanaagsan kulu sanah wa antum Waxa aan hanbalyo udirayaaDhammaan ummadda islaam ka meel kastooy adduunka...
View Article“Mudane, Silaanyo Yaa Cafiska Ka Codsanaya ee uu Kacabanayaa? Qalinka Boobe...
Waxsay tahay caawa, Calaacali maayo, Hal baa curanaysa, Ufaa caranaysa, Malaa cir da’aaya, U sii ah calaamad, Ciyowga higgooday, Wuxuu ka cif leeyay, Colaad ka horreysa, Cagaar hiri doona, Hashii...
View ArticleHambalyo Meher Wacan: Cawil Cabdi Kaahin iyo ifraax Muxumed Cigaal
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), Maareeyaha Tv-ga qaranka Khadar Xasan Cali (Gaas), Maareeye ku...
View ArticleHankaygu Wuxuu Ahaa, Hogbay Ku Rideen Mar Hore!!
Intii aan garaadsaday, waxaan yeeshay han, hami iyo himilo badan. midba-se wakhtiga iyo waayaha ayaa wabiyada rogmada igaga daray. is badalka aragtiyaha iyo waaqica waayaha ayaa midba gaarkiisa iiga...
View ArticleHambalyo Meher Wacan: C/raxmaan Cabdi Xasan iyo Umal-khayr Aadan Xaaji-diiriye
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Suldaan Cabdikariin Maxamed FariidXildhibaan Siciid Cilmi Rooble Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile...
View ArticleMarwada Madaxweyne Silaanyo oo dhallinyaro u addeegsanaysa taageero ay...
Xogo ay bixiyeen qaar ka tirsan koox dhalinyaro ah oo ay marwada madaxweyne siilaanyo bari oo AXAD ah kula balansan tahay xarunta madaxtooyada Somaliland,ayaa sheegaya in ujeedada kooxdaasi oo ay...
View ArticleSocdaalkii Itoobiya iyo Waayihii Ku Ladhnaa !!!!.Qormadii:1-aad W/Q:Khadar...
Waa goor danbe oo habeenimo ah markii Axmed Gadhay uu taleefankayga soo garaacay si uu arimo muhiim ah uu iigu sheego.Axmed waa wiil dhalinyaro ah oo aanu in muddo ah saaxiibo soo ahayn,waxaana uu...
View ArticleHungadda Hoggaamineed ee Somaliland Iyo himilada hogaanka wanaagsan
Waa qormooyin Taxane ah oo aynu ku lafa guri doono, hogaamintu doorka ay ku leedahay horumarka umadi gaadho, waxaynu tusaalooyin u soo qaadan doonaa waddamo badan oo ay horumariyeen hogaamiyayaashoodu,...
View ArticleLacagta Sharci Darada ah ee Wasiirka Duulistu Ka Urursado Qurba Jooga iyo...
Magacaabista uu siilaanyo magacaabo masuuliyiinta qaranka ee ay wasiiradiisu kow ka yihiin,waxay la mid tahay fasax ama ruqsad uu siilaanyo masuuliyiintaasi uu magacaabo u siiyo boobka hantida umadda...
View ArticleAlla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA Qalinkii: A. A. Ciidle
“Nin Ku Yidhi Sinnaan-meynoAdna Buri SarrayntiisaSidka waad wadaagtaaneMa sagaashan baa tiisu!!!?” Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA Weriye A. A. Ciidle, Hargeysa, Somaliland Alla Maganne;...
View ArticleWasaarada arimaha guduhu way ku fashilantay qorshaynta goobaha diiwangalinta
Tan iyo markii wasaarada arimaha guduhu ku dhawaaqday tirada goobaha ay ka dhici doonto diiwaangalinta madaniga ahi waxa isasoo taraya dhawaqyada ku lid ka ah ee lagaga soo horjeedo laguna qawadsan...
View ArticleDawladnimadeenu waa Muwaadin La Doorto iyo Hawl-wadeenu uu Dirsado oo Dalka u...
Berberanews-Waxaynu nahay Umadd leh dawladnimo Buuxda/taama , Xeerar iyo Shuruuc dhamaystiran oo sal u ah isbedelka Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee ka hirgalay Dalkeena. Si dhayal ah kumay iman hawshani...
View ArticleBUSHAARO REER BERBEROW BUSHAARO Farsamayaqaanka Weyn Ee Dayactirka Qalabka...
Berbera, (Berberanews) – Guud ahaanba bulshada reer Berbera waxa loogu bushaaraynayaa in uu la joogo farsamoyaqaanka weyn Eng. Maxamed Daahir oo aqoon sare iyo waayo aragnimo dheer u leh dayactirka...
View Article