Raysal-wasaare Aan Sharci Ahayn Qalinkii: Ibraahim Yuusuf Axmed “Hawd”
Soomaalilaand waa dal leh dastuur dadkiisu doorteen oo qeexaya sida hab-dawladeedkiisu u dhisan yahay. Tiirarka ama awoodaha ay dawladnimadaasi ku taagan tahay waa gole guurti, gole wakiillo, iyo gole...
View ArticleMadaxweyne Siilaanyo Isaga oo la doortay Muxuu Saxaafada uga baqdaa
Dabeecada aadamaha waxa ka mid ah in qof walba noloshiisa mar ama in ka badan la kulmo dhibaato yaalaa ma dhacdo inuu cimrigiisa ku dhamaysto dhibaato la’aan (Things in Life will not always run...
View ArticleScotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa?
Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan England iyo in ay kusii...
View ArticleMaxaynu ka baraneynaa dhacdooyinkii u danbeeyey eek a dhacay Somaliland. W/Q...
Salaanta islaamka ka dib mahad waxay u sugnaatay Alle subxaana wa tacaalla nabad inagu soo gaadhsiiyey dhamaanteen Maalinta Carafo ee DH-Hijjah 1435 , illaahay ajarkeeda iyo denbidhaafkeeda ha ina...
View ArticleANIGU GARAN MAAYO XUKUMADA JAANISKA BALAAYADA IYO XUMAATADA UGU JIRA
ASida Aynu Bulsha Ahaan Kuso Tisqaadnay Hadaan Dabeeciyan BOOGAHA Intay Qoyan Yihiin Aan Si Wacan Loo Dhayin Waxay Ka Tagaan BAAGO Madow Iyo Xanuun Daba Dheeraada , Hadan Soo Dhaafo Waxaydun In...
View Article“Wasiir Maxamuud Xaashi Xaafadda Axmed-Dhagax Ma Habluu Ka Guursaday”
Maxamuud Xaashi waa ninkii maalintii Xunnayn Iyo Beder ee aynu faqashta is-haysanay keligii soo talaabay, hadduu (SNM) ka soo talaabo ciil maan qabayn ee qorigii ayuu nagala soo talaabay,” Maxamed...
View ArticleFADEEXADDA XUKUUMADU KA GASHAY MAKTABADA YUSUF GHANDI!!
Maktabada Yussuf Ghandi waa bar ku taal dhinaca koonfureed ee saldhiga dhexe ee Booiska waana goob la dhigay kutub tiro badan waxana maamule ka ah Axmed Yussuf Ghandi oo xukuumaddii AHN Maxamed Xaaji...
View ArticleMagaca Garoonka Kubada Cagta Berbera
Waxan idinka codsanyaa inaa kusoo bandhigtaan warbaahintiina hindisa ku wajahan Dowlada Hoose ee Berbera. Waxaan jeclay inaan bogaadin halkan uga diro Dowlada Hoose ee Berbera shaqada muuqata e ay ka...
View ArticleMaxaa Laga taggi maxaa se Lala taggi !! W/Q Xuseen Xasan Xuseen.
Tilmaamta Togan ee toolmoon inta badan horseedka u yahay Wargeyska Geeska Afrika ayaa haboon inta kalana inay jidkaa qiyamka wanaagsan ee uu ku shaqeeyo raacaan, Ilaha laga dheegto lagana dheef sado...
View ArticleHambalyo: Tifatiraha Hubaal Media Xasan Xuseen Keef-keef Iiyo Marawddiisa...
Dhamaan Maamulka iyo Wariyayaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Berbera news, waxay Hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef) iyo Marwaddiisa...
View ArticleHadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 29aad Gaandhi: Magac iyo Maktabad,Qalinka:...
Maanta sannadku waa 2014ka. Waa Hargeysa iyo Somaliland oo dibuxoreyntoodii ilaahay og yahay geesiyada loo sadqeeyay iyo moodka ku burburay intii uu le’ekaa “Guclo been ah, gaalleef af-daran, gawdhis...
View ArticleHambalyo Meher: Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Ayaan Saxardiid Xirsi
Tifatiraha shebekadda Berberanews.com iyo hawlwadeennada kala duwan ee websiteka meelkastoo ay joogaan waxay dhammaantood hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Ayaan...
View ArticleTALO SOO JEEDIN KU SOCOTA MADAXDHAQAMEEDKA REER HARGEYSA
Waxaan halkan talo soojeedin ka siinayaa madaxdhaqameed kamid ah kuwa degan Hargeysa, oo beryahan danbe caado ka dhigtey inay marwalba xaal aan la aqoon wuxuu yahay ay bixiyaan, marna ay cid kale...
View ArticleMirqaanku Waalli Casaa! W/Q. Axmed Cali Diiriye
Weligay iguma dhicin tii xalay oo kale iso martay. Dhacdo la yaab leh misna taariikhda ii gashay bey ahayd oo aanan ilaawi doonin inta noloshayda ka hadhay. Waxay ku xardhantahay maankayga. Awoodayda...
View Article‘Anuun Baa Hoyadaa Ah!’ -W/Q: Amal M.M. Kastam
Hooyoy addoomuhu Halkay maanta joogaan Adigow horseedoo Intaad hanad xambaartee Haaneedka siisee Horaaddada jaqsiisee Habtay baan xisaab iyo Tiro lagu heleynoo. Ereyadaasi waxay ka mid ahaayeen...
View ArticleArday-kaab: Mareegtii ugu Faa’iidada Badnayd ku Soo biirta Saaxadda
Hargeysa(Berberanews)-Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in laga barto Aqoonta iyo Cilmiga Casriga ah ee Caalamkan aynu Joognaa ku...
View ArticleSaxafiga Iyo Saxaafadu Waa Astaan Caalamiya.
Saxaafadu waxay soo martay marxaladaha kala duwan ee nolol koritaanka adamigu soo maray oo kale waxaanay marwalba la socotey horumarka iyo koritaanka adamiga iyo fasamada.Newspapers ayaa had iyo jeer a...
View ArticleSuldaan Mohamed Abdilqaadir aamuska ayuu ku fiicanyay by Abdi_Mustafe
Sidee baa loo aamusiin karaa Suladan Mohamed Abdilqadir oo markuu afka kala qaadaba suldadan faca weyn wax yeelo u geysta. Salaxlay maanta wuxuu Silaanyo ku akhriyay dadkii fadhiyey daayoo Silaanyo...
View ArticleHankaaga hogaamineed miyaa cid kale loo daba fadhiistaa? Qalinkii:...
Halkaa ku muu joogsan wasiir Samaale ee wuxuu mar kale markhaati-gashaday Maxamed Biixi, isaga oo yidhi: Sidaas uu Maxamed Biixi Yoonis sheegay Waxa isha lagu hayay xilliga uu muujin doonno...
View ArticleTolkay iyo Dheriga aan bislayn- Jawaab ku socota Xildhibaan Siciid Cilmi
Salaan Sharaf badan dhamaan Warbaahinta kala duwan ee ka jira Somaliland, Xikimada Afka Somaliga waa Qani, Sacidow inadeer HASHA LABADA GEEL OGOL DHEXDEEDA WARAABE KU CUNA. Laga soo bilaabo,...
View Article