Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo Meher Wacan:  Cawil Cabdi Kaahin iyo ifraax Muxumed Cigaal

$
0
0

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi  Maxamed Daahir (Cukuse), Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), Maareeyaha Tv-ga qaranka Khadar Xasan Cali (Gaas), Maareeye ku xigeenka Tv-ga qaranka Qaasim Xasan Mataan, Madaxa Wararka TV-ga qaranka Maxamed Siciid Muxumed,  Tifatiraha  Tv-ga qaranka Xuseen Aw Jaamac Jibril (Xagar),  Cali Xasan Cawaale (Caano-dhame), Xuseen Cabdilaahi Deeqsi, Xamse Cali Bul-bul,  Cabdirsaaq Cismaan,   Cali Maxamed Ibraahim Cali Saxafi, Axmed Sakir Daahir Xasan, Muniir Axmed Cigaal, Nimco Cabdiwahaab Shirdoon, Xamada Xaaji Octobar, Faadumo Xasan Cawaale.

 

Dhamaan Masuuliyiinta iyo Wariyayaasha  Wasaaradda Warfaafinta waxay hambalyo Meher wacan u dirayaan Meherka Cawil Cabdi Kaahin iyo Marwaddiisa  Ifraax Muxumed Cigaal oo 1/8/2014 uu Meherkooddu ka dhacay Magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha khayr iyo barwaaqo. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Baarakalaahu laka wabaaraka calayka, wajamaca baynakumaaa bil khayr .

Amiin. Amiin Amiin  Amiin Amiin.

 

 

 

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles