Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Qorshaha Madaxwayne Siilaanyo Iyo Caa’iladiisa Uga Meel-Yaala Suxufiyiinta...

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, Marwadiisa Aamina Sheekh Maxamed Jirde iyo wiilka uu sodoga u yahay ee Baashe Cawil qorshaha uga meel yaala masuuliyiinta Haatuf ee u xidhan waxa weeyi in lagu...

View Article


Heerkii Somaliland Ka Gaadhay Aqoonsi-Raadinta Oo Madaxwayne Siilaanyo Isku...

 Inakoo 18-kan May u dabaal-dagi doona sanad-guuradii maalintii aynu madaxbanaanideena la soo noqonay ayaa 23 sanadood ka bacdi waxa doorkan farxadeena kala dhantaalaya aqoonsigii aynu inta badan...

View Article


Madaxweynaha oo Tacsi u diray Chief Caaqil Faarax Cumar Cali oo ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Madax-dhaqameedka Somaliland Qoyskii Qaraabadii Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil...

View Article

TACSI MADAXWEYNE

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Reer Xaaji Cali Guhaad, Qoyskii, Ehelkii,...

View Article

Xanuunka Waddo-walafka Ee Xukuumadda Tirsiga 12aad – Qalinkii: Boobe Yuusuf...

“Waxaad waaliftoon wed kaa helin, Ka waantoobay waa war loo noqon,” Maxamed Ismaaciil Baa-sarce (Barkhad-cas) Waddo-walafku, waa xanuun cusub oo si la yaab leh u saameeyay Xukuumaddeennan Kacaan-u-eg...

View Article


Guddoomiyaha Ururka AFGARAD Oo Ka Noqday Istiqaalad Uu Hore U Shaaciyay,...

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Uruka Waddaniga ah ee AFGARAD Axmed Maxamuud Cali (Shiine) oo dhawaan mar uu warbaahinta la hadlay shaaciyay inuu iska casilay Hoggaaminta Ururkaasi ayaa sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidigaha Geeska Waxaan Xaal Ka Siinayaa sida ay xukuumadu Wax Tarkooda...

Kooxda xidigaha Geesku waa hormuudka fanka wakhtigan waxaanay si muuqata uga qayb qaateen xuskii 18 may ee sanadkan oo heeso shacabka dareenkooda ka turjumaaya ay soo saareen kuwaasi oo dal iyo dibadba...

View Article

Oggaysiis Ganacsatada Muwaadiniinta ah Ee Somaliland

Ganacsatada Somaliland ee doonaysa, ama danaynaysa in ay kor u qaadaan ganacsigooda, waxa loogu bushaaraynayaa in loo hayo fursado ay uga faa’idaysan karaan sidii ay ganacsigooda kor ugu qaadi...

View Article


Talo ku saabsan Horumarinta Gobolka Saaxil

Talo ku socota Gudidda dan Iyo duco—Maamulka gobolka Saaxil – Maareeyaha dekadda —Gudoomiyaha Gobolka —Maayorka Gobolka Saaxil.   Marka hore iga guddooma salaan aad u qaali ah,ka dib koley waxaad mudan...

View Article


Waraaq furan oo ku socota Agaasimaha Caafimaadka gobolka Saaxil

Waraaq furan oo ku socota Agaasimaha Caafimaadka gobolka Saaxil Dr. Abdirahman abdillahi DualehBogaadin marka hor e togba taagtii ayauu rogmadaa inta aad u qabatey gobolkaagii waad ku mahad san tey....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku khashifay bogga face buugiisa beentii dawlada

Waxa maalinba maalinta ka dambaysa ummada Somaliland u soo ifbaxaysa ceebaha dawaladan iyo beenta ay doonayaa inay dalkan ku xukumaan iyagoo talo meel dhigtay ahna in dagaal sokeeye ay dalka galiyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Meherka Mukhtaar Cali Xasan iyo Nimco Maxamuud Xasan‏

Dhamaan dadkani waxay  hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqarka Mukhtaar Cali Xasan                    iyo Marwo Nimco Maxamuud Xasan oo meherkoodu kadhacay 7 June2014  Hotel ABCO ee Magaalada...

View Article

Gartii saddexda iyo Muuse Biixi dhexmartay WQ Naciima Cabdi Galiixe

Qoraa Naciima Cabdi GaliixeSi la mida dadweynaha Somaliland ayaan u sugayey go’aanka golaha guurtidu ku xallinayen khilaafkii Xisbiga Kulmiye, waxaan hor fadhiistay telefiishanka si aan u dhegeysto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

İlmadii Aqoonyahanka:Taariikh Nololleedkii Cabdirisaaq Axmed Cali(Fool Caynab)

İnta suxulkaagu xabaal ka sukeeyo waxay naftu la kulmaysaa farxad iyo murugo isu bedbeddalaya sida maalinta iyo habeynkuba isku beddelaan.Nolosha ayaa mar kaa farxinaysa marna kaa nixinaysa.Waa...

View Article

TACSI MADAXWEYNE

TACSI MADAXWEYNEIN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland iyo Bahda Qorayaasha,...

View Article


QAYBO KA MID AH BADWEYNTA TAARIIKH-NOLOLEEDKII SAAXIIBKEEN MM. KASTAN

By: Cabdirashiid Cali Sheekh, Jamhuuriya“Geeriyeey xishood laa’Xejiyaay fogeeyaay” Abwaan GaarriyeInaalillaahi wa inaa Illeyhu Raajucuun. Geeridu waa xaq, waana mid Ilaahay (SWT) ugu ballanqaaday in...

View Article

Maayar Xilkiisi Gabay W/Q Suxufi Bedri Koosaar

Tan iyo intii uu maayarnimada uu la wareegay c/raxmaan maxamuud caydiid waxa gabi ahaanba istaagay adeegii ay bulshada u haysay dawlada hoose ee hargaysa . waxaana hadii aad socod ku marto meelo badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorka waalidka ee waxbarashada ilmaha

HordhacMaqaalkan waxaan ku soo qaadan doonaa kaalinta waalidka ee waxbarashada caruurta iyo qodob muhiim ah oo ku sahabsan doorka waalidka ee ubadka .Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha...

View Article

Horumarka Somaliland Baanka Dhexe qaybtiisii wuu gutay Laakiin ma qabato...

Horumarka Somaliland Baanka Dhexe qaybtiisii wuu gutay Laakiin ma qabato Qurba Joog waxaad raacisayIid Daahir JaamacMarka hore waxaan salaamayaa dhamaan ummadda muslimiinta ah guud ahaan gaar ahaan...

View Article

Jaliyada jönköping ee dalka sweden oo soo dhaweyn u sameeyey Cabdixakiin...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live