Hambalyo Arooska: Maxammuud Mahdi Maxamuud iyo Suhuur Muuse Qaasim
Hambalyo Aroos Eng. Ismaaciil Xassan Coomey (Like) Cabdillahi Siciid Muxummed Maxammed Axmed Cige Cabdifataax Maxamuud Ibraahin (Carsaanyo) Axmed Maxammed Saleebaan Yuusf Maxammed Xassan Cumar Maxammed...
View ArticleHanyaraanta cismaan Hindi iyo Hubsiimo la,aanta hadalkiisa, WQ khadar jirde...
Q/l: by: khadar jirde Ahmed 23:01:2014 Hanyaraanta cismaan Hindi iyo Hubsiimo la,aanta hadalkiisa Marka hore waxa aan halkan ka salaamaya bulasha...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Madaxa Hey`ada D R C oo uqeybiyey Qalab...
Horaantii bishii hore ayey aheyd markii Ciidamada Dowlada katirsan lakiin ka amar qaadanayey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdi faarax Laqanyo ay dagaal ba`an ku qaadeen Deegaanada Kabxanleey iyo...
View ArticleTacsi Inaa lilaahi waa ina ilayhi Raajucuun.
Xuseen C/laahi Xuseen(Girgire), Maxamed Cawil Xaaji Nuur (Xoog), Kayse Axmed Digaale, Xuseen Xaaji Axmed Qulunbe, Cali Hawd Warsame, Maxamed Huuriye Nuuraani, Mustafe Maxmaed Xuseen, Cabdi Cali...
View ArticleDUNDUMO MAYDH MAANSO : XILDHIBAN QABILE
Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, Caawa oo ay taariikhdu tahey 28/01/2014. Wasxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed...
View ArticleTACSI MADAXWEYNE: IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Daa’uud...
View ArticleGolaha deeganka Hargaysa: Gafaneyaal ku naaxay dhiiga shacabka
Qore: khadar jirde Ahmed Waxa aan salaan u dirayaa dhamaan shacbiga reer Somaliland iyo bahda saxaafda oo had iyo jeer soo bandhigta tabashada shacbi waynaha reer Somaliland hadaba hadii aan ku soo...
View ArticleKala baro Xildhibaannada dhaameel-raaca noqday iyo kuwa sharcigga u hiiliyay
Somaliland waxa beryahan ka jiray ismaandhaaf siyaasi ah oo u dhexeeya mudanayaasha ay shacabku soo wakiisheen iyo kuwa hilmaamay dadka soo wakiishay oo iyagu doorbiday inay madaxtooyada u adeegaan,...
View ArticleXaalada Dalka Iyo Duruufaha Ku Gadaaman By Fouad Abdisalam
“Waxaa la isku dilayaa,In xumaha la doorshiyo Xil Daryeelidiisiyo, Dad U Hiilin maahee Geenyadda dekaanka ah, Aan aan dul-buuxshoo Dalasado Markaygoo, Daadka aan ku dhaafee, Iiga soo deg weeyaan!!...
View ArticleFARAHA IYO FALAGA MAXAA KA DHEXEEYA? W/Q/Maxamed Faarax Qoti
FARUHU WAA AFAR EE MID SHANAAD MA JIRTO IYAGU QAABKAY DOONAAN HA UDHIGAANA WAXAAN MALE AADAME KU YARA MALA AWAALI DOONAA XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA FARAHA IYO FALAGA”Waana sidan:- Far-yaro : waxa lala...
View ArticleWasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta oo Hamablyo Meher U diray Aadan Xasan...
Berberanews-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo...
View ArticleHoggaanka Xisbiga UCID oo Tacsi u diray MARXUUM CALI C/ QAADIR FAARAX oo...
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u...
View ArticleAragtiyaha Daalan – Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Waa hubaal in wax la iska weydiiyo, aragtiyahan maanta dhan kasta inoo dhex-qaaday, waana mid aad u xanaf badan oo ay yartahay cidda si dhaba u tidhi waa maxay aragtida dhabta ah ee aan u baahanay,...
View ArticleDharkeyn iyo Qabeyn- Qalinkii: Liibaan Xaaji Fagadhe
khriste maalmahanba waxaad aad isku waydiiseen su’aalo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen hadii aan wax ka taabto . 1- Qolooyinkii qalinka wax idiinku tilmaamijirey ama ku toosin jirey tolow maxaa heley?...
View ArticleDhallinyarada Somaliland: Suureynta qarannimadooda iyo siday u rabaan koboca...
Xuska Qaran ee Maalinta Dhallinyarada Somaliland – 20 FeeberwariDhallinyarada Somaliland ee ku nool magaalada Landhan waxa ay kugu martiqaadayaan in aad kala soo qayb gasho xuska Maalinta...
View ArticleUrurka WADDANIGA Ah Ee AFGARAD Oo Golaha Guurtidda Ku Bogaadiyay Go’aanka Ay...
Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha ururka Waddaniga ah ee AFGARAD Axmed Maxamuud Cali (Shiine) ayaa Golaha Guurtidda Somaliland ku hambalyeeyay Go’aankii ay ku soo af-jareen khilaafkii xambaarsanaa...
View ArticleFalagga iyo Miisaanka Magaca :Diyaarintii Maxamed Faarax Qoti Qaybtii 1-aad
Berberanews-Xarafka ugu horeeya magacaagu wuxuu ku siin karraa calaamad muujinaysa shakhsiyadda qofka waxa loo nisbeeyo. xaqiiqadana Allaa og.Xarafka A ‘Dadka magacoodu A uu ku bilaabmo xarafka...
View ArticleI Xusuusi Haddaan Illaawey:Falsafadaha Jahawareerinta ee Mucaaradk
Waddanka waxa ka socda jahawareerin badan oo aan u dan ahayn wadajirkiisa, horumarkiisa, kala dambayntiisa, oo inta badan ka timaadda colka xil-sugayaasha ah. Waxa u wanaagsan dal iyo dadba in hadba...
View ArticleTacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid...
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka...
View Article