Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Tacsi KUSOCOTA REER SICIID AYAANLE‏

Wasiiru Dawlihii Hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Farxaan Jaamac Ismaaciil, Madaxa HAwlgelinta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Col. Cawaale Axmed Galaal, Maayarkii Hore ee Degmada Waridaad Cilmi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suxufiyiinta Somaliland waxay Tacsi u Dirayaan Xasan Baanarooma oo Aabbihii...

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,iyo Suxufiyiinta kala ah,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Galbasho:Tix Gabaya oo Baroordiiq ah

Hargeysa(berberanews) Tixdan Gaaban waxaan tiriyay todobaadkii hore maalin ka dib dharaartii la soo sheegay Geerida Alle ha u naxariistee Hoobalkii Maxamed Saleban Tubeec.Waa Maanso kooban oo aan kaga...

View Article

HAMBALYO: MEHER WACAN

Aabbo Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Gadhweyne) iyo xaasaskiisa oo kala ah hooyo Aamina Maxamed Xaaji Muuse iyo hooyo Xaajiyo Cibaado Maxamed Nuur, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, walaalo Amran Cali Xiis,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dariiqa guusha iyo Xaqiijinta Himilada! Q.1aad. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

Allaa mahad leh, ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaan kaga hadli doonaa qormadeenan oo ka koobnaan doonta dhawr qaybood...

View Article


Halgankii la soo maray iyo horumarkii ka danbeeyay

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heehaab! W/Q:- Ladna Rashiid

(berberanews)Waxa aan ahaa wiilka tobnaad ee saddex iyo toban wiil oo aan la dhashay. Wax hablo ah lama an dhalan. Saddex hablood oo hooyaday caloosha ku qaadday midina nasiib umay yeelan in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhiban Cagayare: Safarka Madaxweynuhu wuxuu farriin u yahay Bulshada Caalamka

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MA dhagoolkaa lagu sheegi doonaa?

Taariikhdu markay ahayd 20kii March 2014 oo ku beegnayd maalin Khamiis ah ayaan waxaan ka anba baxay magaalada Hargaysa oo aan safar shaqo u tegay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Borama. Waxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Qalabaysan Oo Shirkadda...

Burco-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland muddane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray dhisme weyn oo qalabaysan oo shirkadda Telesom ka hirgalisay Jaamacadda...

View Article

Hambalyo Meherka: Xamse Xaaji Daahir Cigaal iyo Samsam Xasan Aadan

Hooyo Caasha Muuse Cali Axmed Max’ed C/lahi(Barre} Faadumo Max’ed C/lahi Odaygeeda Iyo Caruurtoda Khadra Max’ed C/lahi Iyo Caruurteda Deeqa Max’ed C/lahi Odaygeeda Iyo Caruurteda Ruqiya Max’ed C/lahi...

View Article

Ogeysiis muhiim ah oo ku socda Guddiyada waddada Sanaag – Togdheer ee UK

Asalaamu Caleykum, Waxan halkan salaan u marinayaa dhammaan Guddiyada waddada isku xidhaysa gobollada Sanaag iyo Togdheer oo runtii waqti, maal iyo maskaxba u huray dalkeenna qaaliga ah. Waxanu halkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhl

Our Employee Appreciation Week is in full swing and we would love for you to join in on the fun!Simply share a photo of yourself with any of our couriers / staff members / vehicles etc and stand a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku-dayasho Indho la’aaneed WQ M Jaamac Meygaag (Action)

 SALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WA BARAKAATU.Umad waliba waxay leeyahay hal-door iyo cid ay hiigsato oo ay kolba himiladeeda iyo hiyigeeda ba uga tilmaan qaadato, iskuna qiimeyso inay sidaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeyska Madaxtooyada miyaa loo waayay Tifaftire? Qalinka: Barkhad M. Kaariye…

 Tabarta dhaqaale ee la geliyay waxay ka muuqataa oogada sare. Waxaana taas marag u ah tayada waraaqaha lagu daabacay, balse tayadaasi ma helin tayadii xogeed iyo farsamo ee quruxdaa san sii qurxin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Cigaal Sagaal Sanno Oo Uu Dalkan Ka Talinayay Hal Guri Kama Dhisan...

(berberanews)-Wakhti haatan laga joogo muddo dhowr sanadood ah, ayey ahayd markii ay dhalin yaro reer Hargeisa iyo reer berbera ahi ay isku dayeen inay  sameeyaan Fikir  dahabi ah kaasoo ka soo baaxday...

View Article

BBC + VOA IYO SOMALILAND

Marka hore waxaan salaamayaad dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland, salaam taas ka dib, waxaan xoogaa ka odhanayaa BBC-da + VOA Iyo Somaliland.Hadaan u guda dego maqaalkayga, maxay BBC-du u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tolaw Maxaa Lagu Falayaa Cabdi Casiis Maxamed Samaale?

Tan Iyo Intii loo Magacaabay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samale  Waxa Dadku Is Waydiinayaan Tolaw Muxuu Madaxweyne Siilaanyo Ku Falayaa Cabdi Casiis Maxamed Samaale. Qaar  Waxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxka Baro Cudur-sidaha HIV iyo Xannuunka AIDS

Qalinka Deeq Shugri.. Siyaabaha loo kala qaado,  aan loo kala qaadi Karin, la  iskagana ilaalinkaro.Saynisyahano badan ayaa u tiriya in fayraskan ama xanuun sidaha HIV asal ahaankasoo jeedo qaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartankii Dhalinyadda Cuslaatay Ee Shirkadda Telesom Maal-galisay oo la Soo...

Hargeysa – (Berberanews) – Tartankii dhalinyaradda cuslaatay oo laba bilood iyo badh ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabogabeeyey garoonka Dhalinta Kacaan. Tartankan oo ay isku soo...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live