Faallo: Xuseen Cali Nuur Bulsho kasta oo dunida ku nool, qaybaheeda kala duwan waxa saaran waajibaad iyo xil gaar ah oo looga baahan yahay inay sida uu yahay u fuliyaan. Xilka saaran wuxuu ku xidhan yahay dhaqanka, degaanka, haynta, xirfadda iyo qaabka looga baahan yahay in loo fuliyo.Maalqabeennadu waa udub-dhexaadka dhaqaale ee dal leeyahay. Waxa […]
↧