Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Guclada Jooji!

$
0
0
Waxay ku beegnayd 11 February 2020 markii ay ku kulmeen Madaxweyne Biixi iyo Farmaajo magaalada Addis-abab Ethiopia. Waxaa Madaxweyne Biixi laga hayey hadal ahaa “ Waxaa ila soo hadlay Raysalwasaare ABIY kadib Guclaan ugu tagay” Haddaba, Shirqoolka uu la damacsan yahay Yarka Oromada ah ee Abiy qaranimada Somaliland ma aha mid inaga qarsoon . fashilkii […]

Shacbiga Somaliland Maxay ka Filayaan Shirka Djibauti? WQ: Xuseen Cali Nuur

$
0
0
Muddo soddon sannadood ah, sannadihii halganka ee hubaysnaa, cadaadiskii iyo gummaadkii keligii-taliyihii iyo caddaalad-daradii ay kala kulmeen is-raacii 1960-kii, maalintii Julay kowdeedii, ayaa riyadii Soomaaliwayn burburkeeda ugu horeysay.  Magaalada Djibouti waxa ku kulmay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Mawqifka labada Madaxwayne, labada dal iyo labada shacbibba mid […]

Allah Nagama Yeellin Gashaanti Aamusnaan Lagu Meheriyo Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

$
0
0
Shirka masiiriga ah ee Djibouti waxaa habboonaa in ay Somaliland ku gasho hab qaran. Waxaa ay ahaydxukuumaddu in ay la socdaasho kalsoonida shacabka. Waxaana mudnayd ergadu in ay sii garnaqsato intii aanay geedka tegin. Waxaana ay ahayd xukuumaddu in ay hubsato mawqifka ay kaqabaan wada-hadalada ka qabaan shacabku, hoggaamada dhaqan, bulshada rayidka,waxgaradka, barlamaanka iyo xisbiyada […]

“Midnimo Danbe Maya”WQ Abdirizak Jama

$
0
0
Timir laf baa ku jirta, wixii la qariyaana cakaaruu iman. Umadda Somaliland go’aankeeda ku aadan wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, ee dastuuriga ah waa “Midnimo Danbe Maya”WQ Abdirizak Jama Walaalayaal, dawladahan faraha kula jira arimaha ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, waxay isku qanciyeen in la soo gaadhay, oo lagu soo dhawaaday, goortii umadda Somaliland lala hor iman […]

SOMALIA OO ICTIRAAFKII LAGALA NOQDAY.

$
0
0
Sanadkii 2012 waxa London lagu qabtay shirkii uguhoreeyay ay ku kulmeen dawlada Somaliland oo uuhogaaminayay Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyoDawlada Ku Meel gadhka ahayn (TFG) oo uuhogaaminayo Sheekh Shariif. Shirkaasi waxaa uu ahaashirkii ugu horeeyay ee Somali loo qabto ay dawladabadan iyo hay’ado calamka ka socda ka soo qayb galan. Qaraarkii shirka ka soo baxay […]

Maxaad ka Ogtahay Halista ay Dhallinyaradeennu ka Badbaadday 30-kii Sanno ee aynu ku JirnaySoomaaliya?

$
0
0
Faallo: Suxufi Xuseen Cali Nuur Xannuunka Covid–19 oo si wayn ugu faafaya dalalkadunida, gaar ahaan dalalka horumaray qaar ka mid ah iyo kuwa Koonfurta Ameerika, waxa dadka u dhintaydalka Maraykanka gudihiisa ay u badan yihiin dad madow. Qaddarku waa halkiisa oo lama diidi karo.Hase ahaatee waxa soo if baxay dilkii foosha xumaa eeGeoge Floyd oo ahaa […]

Muuse Biixi ogolaan maayo in gudaha lagaga ololeeyo wax madaxbanaanida lagu duminayo

$
0
0
Umalaymaayo Inuu Madaxwayne Muuse Biixi uu Ogolaandoono in Somaliland Gudaheeda lagaga ololeeyo Waxyaabo Lagu Duminayo Madaxbanaanida Iyo Jiritaanka Somaliland . Manta isu sheegimayno dhibaatadii faraha badnayd iyo halgankii qadhaadha ee faraha lagaga gubatay ee dhaqdhaaqii xaq udirikii SNM ay horseedka ka ahayeen iyagoo haysta tageerada shacbiga somaliland , ee markaa hoos joogay xukunkii dawladii Siyaad […]

Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

$
0
0
 Hogaamiyihii labaad ee  Dalka Masar Soo maray ee xilka Madaxweyne hayey sanadihii 1954 illaa 1970…. Waxa uu dhashay sanadkii 1918. Jamaal waxa uu can ku ahaa in uu samayn jirey ficilo lidi ku ah xaqiiqda wakhtigaa ka jirtay dagaalkii Israil iyo Wadamada carabta oo ay masarna ka mid ahayd 1967….waxaa lagu yaqanay Jamaal Cabdinasir iyada […]

AFRIKA WAY TOOSAYSAA: WQ OMER A YOUSUF

$
0
0
AFRIKA WAY TOOSAYSAA:  EE GOORMA AYUUCIMLAQANI TOOSAYAA? HADAY TOOSTO, SOMALILAND MA KA FAA’IIDAYSA? Jagdish N. Sheth oo ah Professor ka dhiga JamacadaEmory University, ayaa sanadkii 2017 soo bandhigaywarbixin uu ugu yeedhay “THE AFRICAN AWAKENING: WHEN WILL THE GIANT WAKE-UP?” Taasi Afka Somali ku noqonaysa “AFRIKA WAYTOOSAYSAA:  EE GOORMA AYUU CIMLAQANI TOOSAYAA? Professor Jagdish waxuu yidhi […]

26th JUNE, AABIHII XORNIMO DOONKA SHEIKH BASHIIR (THE HERO).

$
0
0
Sida aynu wada ognahay ummad waliba waxay leedahay  (HEROS) iyo dad ay ku dhaataan oo taariikhda u galay markaynu duul mar uga hadlayno raggii xornimo doonka ahaa ee dalalkooda ka fiijiyey gumeystuhii Reer Yurub waxaa ka mid ahaa: Cumar Al-Mukhtaarka Aljeria,Saadiq Al-Mahdigii Sudan,Sacad Zaqluul Masar iyo in kaloo badan oo aanan halkan ku soo koobi […]

26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’ Axmed Xasan Carwo

$
0
0
Waa xuskii 60 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo dhigay. Waa ayaan xus iyo qaiimeyn mudan, ayaan weyn oo taariikh dahab ah leh, ayaan faan faan iyo farxadi […]

AFRIKI WAY TOOSAYSAA Q2AAD

$
0
0
QAYBTA LABAAD: AFRIKI WAY TOOSAYSAA, EE GOORMA AYUU CIMLAQANI TOOSAYAA? Qaybtani waa qaybti labada ee warbaxinta ‘Afriki way Toosaysaa ee goormay toosaysaa’, ee uu soo bandhigay Professor Jagdish N. Sheth. Hadaba, si uu kobaca dhaqaalahu qaaradu u hirgalo, wuxuu Professor Jagdish soo jeediyay 10-ka qodab ee qarada Afriki u bahan tahay. Qoralkani waxaan ku soo […]

Calan Huudhaydha iyo Ciddaha Reer Xamar.

$
0
0
Maanta oo kale 28-06-1960 waxa Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho Ka dul babanaayey oo calan u ahaa calanka talyaaniga, maxaa yeelay May ahayd dal xor ah oo calan ay iyagu leeyihiin hoos hadhsanaayey, Dhanka kale Maanta oo kale 28-06-1960 waxa Jamhuuriyada Somaliland iyo Caasimada Hargeysa Ka dul babanaayey calan ay iyagu samaysteen oo Xor ah , […]

Warbaahinta iyo Garyaqaannadu ha Ogaadaan in aanay Cidna ka Madaxbannaanayn Karaamada Qarannimada iyo Masiirka Shacbiga Somaliland

$
0
0
Faallo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu waajibiyey in shacbigu iska leeyahay awoodda iyo karaamada Qaranimada dalkan, iyadoo uu awooddaas iyo karaamadana u adeegsanayo si waafaqsan Dastuurka iyo xeerarka kale. Dhinaca kale, sida ku cad qodobka 37-aad ee dastuurka, waxa ay shacbigu awoodda iyo karaamada qarannimadu ee dastuuriga ah ay u […]

QARANNIMADII LAGU HUNGOOBAY: 26 JUUN/1 JUULAY 1960 – QEYBTII KOOWAAD:

$
0
0
Wuxu yidhi AHUN Maxamed Xashi Dhamac “Gaariye Cabdalloow qasiidadu jir in aanay curinayn caku ma ila garateen Maanta oo Bisha Juun tahay 26, ayaa ku beegan sannad guuradii lixdanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii dowlad Soomaaliyeed oo madaxbanaan tii u horeysey. Waa maalin inaga mudan xussid gaar ah, tii oo laga shidaal qaadanayo himiladii iyo […]

SOMALIDU MA IN AY SHAN DAL OO BARIGA AFRICA AH YEELATAA WANAAGSAN MISE IN AY DAL KALIYA ISKU NOQOTO ?

$
0
0
(waxa aan u arkaa in la gaadhay xiligii soomaalidu hogaaminaysay Bariga Africa in la gaadhay , wadada ay ku imanaysaana maaha tan midnimada ah ee lagu daalay , suurtagalnimadeeduna ay fog tahay ! )… akhriso Waxa aan qabaa in weydiintan ay doodi ka dhalanayso aan jecelahay in marka aan aragtida aan qabo shaqsiyan dhiibto cidii […]

Dhallinyarooy, Yaan Dhinaciina na Looga soo Dhicin!

$
0
0
Faallo: Xuseen Cali Nuur  Qarni kasta wuxuu leeyahay dhaqankiisa, siyaasaddiisa, mabaadii’diisa, istaraatijiyaddiisa iyo hadafkiisa.Qarni kastaa wuxuu leeyahay qaab fulineed ka duwan qarniyada kale. Waxa uu qarni kastaaba ka kale kaga duwan yahay hadba arrimaha uu ahmiyadda iyo mudnaanta saaro. Sannadkan 2020, waxay Somaliland si wayn uga xustay sannad-guuradii 60-maad ee heeryada gumaysigii Boqortooyada Ingriiiska ee […]

SOMALIDU MAXAY UGU DUCAYSAA QOF DEMBIILE KA AH XAGGA EEBBE (SWT)

$
0
0
Suuradda An-Nisaa, Aayadda: 93, waxaa Eebbe (SWT) u ballanqaaday inuu Naarta Jahannama uu ku waarayo qofka kas ama ulakac nafta uga jara qof Muslim ah, oo weliba Eebbe (SWT) intuu u cadhoodo oo naclado u diyaariyo Cadaab Weyn. Waa run oo Eebbe (SWT) waa Naxariiste Towbada aqbala laakiin dadku ma oga adduunyada in qofkaas dembiilaha […]

Waa maxay sababta Taiwan ugu faanayso xidhiidhka Somaliland?

$
0
0
Hadii aad eegto warbaahinta aduunka waxa haysta xidhiidhka labada dal ee Taiwan iyo Somaliland oo labadooduba aan aqoonsi caalamiya ka haysan aduun weynaha , haddaba waxa wada oo aad cirkaa u mariyey dawlada Taiwan oo meel walba ka riday kuna faanaysa. Somaliland oo aan xidhiidh la lahayn dalka China isla markaana aanu u muuqan mid […]

Dooda Barlamanka (Parliament-ka) Gambia ee qadiyadaSomaliland.

$
0
0
Marka hore waxaan xukuumada Somaliland uguhanbalyaynayaa guusha ay ka soo hoysay arimaha dibada, khasatan xidhiidhka iskashiga Somaliland iyo Twain. Waxaanqabaa in ay Somaliland ay faa’iido dhan dhaqaale iyo mid siyaasadeedba ka heli doonto. Mida kale, Shiinahu waa dal cadaystay tageerada dawlada Federalka ah, marka in dhinaca ay is hayan raacno way inoo fiican tahay. Teeda […]
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live