Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live

Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcadii Somaliland Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar.

$
0
0
Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa hadii loo fahmi dhinaca fiican ee aanay xukuumadu u arag talaabo lagaga soo horjeedo. Dalna kaligii ma istaagi karo , Somaliland waa sidaas oo kale,  waynu ognahoo laba arimoodba dalalkii aynu saaxiibka […]

Xasan Gadhweyne oo Wasiir Maxamed Kaahin ka tacsiyadeeyay geerida ku timid hooyadii

$
0
0
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN……. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2019 ku geeryootay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer Allah ha u naxariistee Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR , Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ay ahayd Hooyadii iyo dhamaan ilma Kaaahin axmd , waxaan sidoo […]

Tacsi: Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun

$
0
0
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun كل نفس ذائقة الموت Waxaa habeen hore oo ay taariikhdu ahayd 24/12/2019 ku geeryootay wadanka Holland Marxuumad AHN Faadumo Axmed Siciid , waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Xasan Ciise Cawaale oo ahayd Xaaskiisii, iyo dhamaan Ilma Xasan Ciise Cawaale iyo Reer Ciise Cawaale dhamantood, waxan sidoo kale tacsidaa […]

Doorashada Maraykanka 2020: Khatarta Ugu Weyn ee Dunida Kusoo Fool leh! W/Q:-Hussein Adan Cige

$
0
0
Khubarada ka faalooda Hayaanka iyo Hirdanka Siyaasada Dunida waxay si weyn uga dayrinayaan Khataraha Bulshada Caalamka uga iman kara Doorashada M/weynaha Maraykanka ee la qaban doono dabayaaqada sanadka 2020-ka. Waa markii ugu horraysay ee Siyaasada Arrimaha Gudaha Maraykanka iyo qaabka ay haatan u socoto lagu sunto inay tahay KHATARTA 1-aad ee ku soo fool leh […]

Shaxda Ordogan Ee Shidaalka Soomaaliya iyo Baxnaanintii Cimriga Dheer Ee Reer Galbeedka..Faallo

$
0
0
Qorre: Faisal Ahmed Karshe​ Somalia-26-Jan 2020 – Soomaaliya ayaa mar kale u tallaabo u qaadday ​ka faa’iidaysiga kheyraadka shiidaalka, ka dib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay bisjii January 6, 2020 Sharciga Batroolka dalka. inkasta oo uu ahaa sharcigu mid soo raagay, haddana waxaa la saadaalinayaa inuu soo jiidan doono maalgashi shirkado shidaal oo […]

Waxaan dhaxallay is cafinta kadib markii ay walaaladii dileen .

$
0
0
WQ YUUSUF OMER Waxaan jeclahay in aan fikir kayga yarka ah,lawadaago dadkayga soomaaliyeed ee dhibku haysto mudo aad u dheer. Waxaa dadkayga Soomaaliyeed kasoo kaban la yihiin dhibaatadii,kasoo gaartay burburkii ku dhacay dawlad nimadoodii ay ku asturnaayeen shisheeyuhana uuga baqi jiray. waxaa xasuus mudan in dawlada soomaaliya marnoqotay mida uugu milatariga fiican afrika oo dhan […]

SHANTAAS NIN MOOYAANE XUBNIHII KALE EE GOLAYAASHA 5-TAAS DEGMO YAA CID KA ARKAY HORTA?

$
0
0
Sida Aan Lawada Soconay Waxaynu Dooranay Golayaal Deegaan Dabayaaqadii Sanadkii 2012 Ama Horaantii Sanadkii 2013 Golayaashaas Oo Kusoo Baxay Doorasho Qof & Cod Ah (One Man One Vote). Ujeedada Ugu Wayn Ee Laga Lahaa Doorashadaas Ayaa Ahayd Laba Qodob Oo Is Barkan Kuwaasoo Kala Ah 1. In Lahelo Oo Lahirgeliyo Nidaamka Democracy-ga Ee Ay Qaateen […]

Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya

$
0
0
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Xasaradaha iyo xasillooni darrada Geeska Afrika waxa xuddun u ah sheegashada Soomaaliya ee gobollo ka mid ah dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti oo sida Axdiga (Charter) AU-du ka dhigayo sharci darro in la sheegto ama wax laga bedelo xuduudihii Isticmaarku ka tagay, hase yeeshee Soomaaliya waxay diiday in ay u hoggaansanto […]

Doodda Kulmiye iyo Doorashada November.  WQ Maxamed Haaruun

$
0
0
Kulmiye iyo Kornaylka hormuudka u ah doodda ay u diyaarsadeen doorashada November waa dood reeraysan, oo gobolaysan, oo jabhadayssan. Dooddii Kulmiye waddanka oo dhan waa la mariyay, gobol-gobol iyo jifo-jifo ayaa loo maray, mid kastana wixii loola tegay sida kubadda ayaa uu uga soo booday. Inta aanan u gelin nooca ay ahayd, welina tahay doodda Kulmiye, horta aan wax […]

Tacsi Marxuumad Amaal Cabdiraxmaan

$
0
0
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN……. كل نفس ذائقة الموت Waxaa taariikhdu markay ahayd 16/03/2020 ku geeryootay Caasimada Hargaysa Allah ha u naxariistee Marxuumad (Amaal Cabdiraxman Cadaani), Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Cabdiqaadir Cali X. Cabdi (Cabdiqaadir Dhegoqool) oo marxuumadu ahayd xaaskiisa iyo dhamaan ilma Cali Xaaji Cabdi , waxaan sidoo kale ka tacsiyadeenayaa […]

Waa maxay Caronavirus?

$
0
0
Xanuunka xawaaraha ku faafaya ee Caronavirus oo noqday hadal haynta ugu badan ee warbaahinta adduunka iyo guud ahaan heerarka iyo qaybaha kala duwan ee bulshooyinka dunida, ayaa ay dad badani iska weydiinayaan su’aalo muhiim ah. Qormadan waxa uu Geeska Afrika kaga jawaabayaa qaar ka mid ah su’aalaha muhiimka ah ee la iska weydiinayo xanuunkan ama […]

Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

$
0
0
Maalmahan waxa warbaahinta iyo baraha bulshada lagu qaada dhigayay aragtida koox London, Boqortooyada Ingiriiska kaga dhawaaqday in ay ka shaqayn doonaan midnimadii Soomaaliya oo hal-ku-dhiggoodu yahay Midnimo iyo Mar kale. Lama yaqaanno xubnaha kooxdan waxa se hor boodaya nin lagu magacaabo Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo sheegtay in uu yahay xidhiidhiyaha kooxda. Waraysiyo uu siiyay […]

Madaxweyne Muuse, Ha Ka La Doorto Raaligelinta Rodol Iyo Badbaadinta Aviationka Somaliland

$
0
0
Markii uu talada dalka qabtay Madaxweyne Muuse, waxa uu hay`ada cusub ee Duulista Hawada iyo Madaarada Somaliland u magacaabay Cabdi Maxamed Rodol oo ka mid ahaa dhalinyaradii lagu asaasay, isla markaana tiir dhexaadka u noqday shirkadii diyaaradaha ee Somali Airlines ilaa uu ka gaadhay Chief Pilot. Magacaabista Rodol oo dadka qaar yidhaahdaan waxa ay ku […]

Maxaynu u diyaarsanay daruurta curatay iyo Daadka roobka? Faallo. Saleeban Kalshaale

$
0
0
Qormo dhiiri-gelinaysa ka faa’idaysiga Biyaha roobka iyo cidhib-tirka carro-guurka deegaanka… Mahad oo dhan alle ayey u sugnaatay inagu galaday nimcooyinkiisa kala duwan ee ay raxmada Roobka, nabad-gelyada iyo caafimaadku kamid yihiin, inaguna arsaaqay dheef iyo dhaqaale qof walba hayntiisa iyo helidiisa, waxaana dhamaanteen inagu waajib ah in aan u xamdi naqno mar kasta, marxalad kasta […]

Somaliland: Dhayalsiga iyo Dheef Ka Bidka Dowladda ee Halista Corona-virus Khatar intee Leeg Buu Ku Yeelan Karaa Bulshada? Faallo

$
0
0
Berberanews.com – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti, ayaa Axadda 29-ka March 2020 shaaciyey korodhka tirada Dadka Dalalkooda ee laga helay Cudurka sida xawliga ah ugu faafay Dunida ee Corona-virus Covid-19, iyadoo Waddamadaasi ay Xad furan la leeyihiin Somaliland oo iyadu weli aan hal kiis oo xanuunkaas ah shaacin, warar sheegay in Dad laga helayna ay Masuuliyiinta […]

Soomaaliyi Ma Kala Maaranto: Maxaa Kaaga Baxay Muwaadin

$
0
0
Laga soo bilaabo dhammaadkii rajiimkii digtaatoorkii Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya waxa loo dhisay tiraba ilaa lix dawladood oo ka taliya  Xamar oo kaliya ama qaybo ka mid ah. Dhaqaale ahaan waxay ku tiirsan yihiin deeqaha Beesha Caalamka, ammaanka madaxda iyo xafiisyada dawladda waxa ilaaliya ciidamo ajanabi ah, sidaas oo ay tahay haddana waxa loo aqoonsan […]

Maxaa Ka dhashay xannibaadda xukuumadda Biixi hayso diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia.

$
0
0
Diyaaradaha Fly Dubai iyo Air Arabia oo laga leeyahay dalkaImaaraatka muddo-na ka shaqaynayay garoonka diyaaradahaHargaysa ayaa bishii March ee sannadkan u hoggaansamayamarkii dawladda Federaalka ay ku xannibtay hawadaSoomaaliya, waxa la xasuustaa in isla bishaas 19-keedii hawadalaga celiyay diyaaradda Fly dubai oo sidday rakaab kuna soowajahnayd garoonka Cigaal ee magaalada Hargaysa. Diyaaradaha ayaa tiraba dhawr mar […]

Danaystayaal ka horjeeda danta umada soomaaliyeed. WQ Yusuf Omer

$
0
0
Puntland waxaa dagan beelo soomaaliyeed,oo hore uugu he shiiyay in ay dhistaan maamul kadib markay burburtay dawladii dhexe ee soomaaliyeed 1991dii. u jeedkuna wuxuu ahaa in dadku helaan maamul ku dhisan sinaan iyo cadaalad beelaha dhexdooda ah inta laga helaayo dawlad soomaaliyeed oo hanata shacabka deegaanada Puntland. Hadafka uugu waynina ee lagu heshiiyay wuxuu ahaa […]

Madaxweyne Muuse biixi ha u tudhin 10ka bidde ee taliska xamar

$
0
0
Waxaa ayaan darro ah inaynaan ku baraarugsanayn dhibka iyo dagaalka cadawnimo ee ay Somaliland kula jiraan 10ka bidde ee u ban baxay inay xoojiyaan cadawnimada maamulka xamar u qabo jiritaanka Somaliland. Waxaa ayaan darro ah in xukuumadda Somaliland, golayaasha Xildhibaanada iyo Guurtida, iyo Guddomiayaasha Xusbiyada Qaranku aanay marnaba is weyddiinin inay ka hortagaan cadaawadda ay […]

Xogaha Ku Duugan Buurta Wagar

$
0
0
Buurta Wagar waxay ka mid tahay buuraha AllaahKoreeye uu ku dhaabay carrada dalka JamhuuriyaddaSomaliland, waxayna 35km dhinaca bariga kagabeegantahay Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxiil, iyadoo marka aad dhinaca bari uga dhaqaaqdomagaalada Sheekh ee aad joogto tuulada Gugux ay sitoos ah kuugu muuqanayso Buurtan Wagar oo   sihannaansan isku daba taal.  Buurta Wagar waxay ka mid tahay buuraha […]
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live