Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live

“Somaliland Qaran U Baahan Hogaaminta Jiil Cusub Oo Dhamaystiran Iyo Hiigsiga Shacabka”. Gudoomiye ku Xigeenka Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen.

$
0
0
“Hogaamiyayaasha Siyaasadu ee maantu waxay ka siman yihiin ka Raali ahaanshaha Jiritaanka ku shaqaynta Musuqmaasuqa iyagoo aan hoos u eegin nolosha Qoysaska Milatariga”. Tan iyo Mudadii lagu dhawaaqay gooni isku taaga Jamhuuriyada somaliland oo hada laga joogo Mudo Shan iyo Labaatan Sanno ah waxay bulshada somalilnad ka soo gudbeen marxalado kala duwan inagoo ka xusi […]

Nabad caddaalad baa lagu Nuugaa

$
0
0
Waxa isasoo taraaya hadalada aan ka fiirsashada iyo meel udayga lahayn ee siddii ruux qarras iyo dacari ku kacday oo lalabyo wixii uurka iyo laabta yiil dabada ka keentay, ugasoo baxaaya afafka masuuliyiinta dawlada, weedho iyo ereyo deelqaaf ah oo goor iyo ayaan ugu tiraabaan shir jaraa’id kastoo Xukuumadu qabato, ayaandarada ugu weyn ee jirta […]

Maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka

$
0
0
Mudane/Marwo waxaan  halkan kuugu soo gudbinayaa qormo kooban oo ka hadlaysa taariikhda hijrigaa iyo aasaasiddeedii, baahiyaha keenay in la sameeyo taariikh u gaara islaamka, iyo ahmiyadda ay ku leedahay islaamka dhexdiisa. Taariikhda Hijrigaa waa maalin tiriska kaalandarka bulshada islaamka, kaas oo loo soo gaabiyo AH.Halbeegga loo adeegsado taariikhda hijrigaa waa dayaxa oo sanadkii 12 jeer  […]

Ururada madaxa-banaan oo saaray warbixin ku saabsan geedi socodka dimoqraadiyadda

$
0
0
Ururada Madaxa-banaan ee Bulshada Rayidka ah (ISCO Somaliland) waxaay soo saaareen maanta, 8 September 2019, warbixin ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan geedi socodka dimoqraadiyadeed ee Somaliland, kuna soo gudbiyeen talooyin wax ku ool ah oo looga gol leeyahay in lagu horumariyo nidaamka dimoqraadiyadeed iyo talo-wadaag ee dalka. Warbixintu waxaay xustay in taariikh ahaan […]

Waa maxayqiimaha ay leedahay waddaniyadu?

$
0
0
Eraygawadaniyad {patriotic} amafikirkaiyoficilkawadaniyada {patriotism} waaeray ay aadanahukubaraarugeenisticmaalkiisataariikhhore.Haddiiaynu u faahfaahinoCilmiahaanasalkaerayada (etymology) waddaniyadwaxay ka soojeeddaaafkacarabigaooSoomaaliduamaahkuheshay, balseafkalaatinkawaaerayga pater (Aabe) oo u dhalanrogatay patria unadhigma (dal) afsoomaali. AfafkaqalaadqaarayaaadeegsadaeraygadalkaAabe (fatherland), balseSoomaaliduwaxay ka mid tahaybulshooyinka u leexdaydhinacahooyada, dalkaHooyo (motherland). Halkaaswaxaalagadheehankaraajacaylkaxoogganeehooyolagulamaaneeyeydalka.Mid kastoolagudhaqmo, xulashadaerayguwaaarrin la xidhiidhadhaqankasoojireenka ah eebulshokastaleedahay,bulshooyinkuwaakuwa ka simantixgelintaiyoqadarintamagacawaddaniyadiyosifadawaddaninimo.Sidaasawgeed, qeexiddaeraygawaddaniyadaadumakaladuwanabulshooyinkaadduunkaoodhan.Laakiinwaxaiyanajirta in dadkaqaar u fasirankaraaneray kale oo ahqaran-jacaylooasalkiisu  kasoojeedoeraygaqaran (nation) waxauuleedahaylabomicneooiskaaba. Qaranjacaylwaa in […]

“Reer Maakhiroow 3 qodob mid yeela? Mohamoud Ali Walaaleye

$
0
0
“Markaanu Somaliland joognay waxaan aaminsanayn inaan farsamo aanu kula noolnahay dalka (Maakhir) ku difaacaynay, hadii Warsengali is-booxbooxay, waxaan u bilownay inaan isugu soo afgambino Somaliland oo barnaamijkii ka soo wareegno….” Xuseen F Adan (X Dheere) Taliyahii Guutada 93aad ee Puntland u goostay. “25 sannadood ayey qaramaysnaayeen, wax shaqo ah oo Qaranka ay u qabteena ma […]

Haddii mashiinkii dhaqalaha la handarabay, waa in wax kale lagu bedelo

$
0
0
Dad badan ayaa ka cabanayadhaqaalaha dalka, oo lehdhaqaalaha dalkuhoos ayuu u dhacay.Hadaba, Maxaa is badalay? Ma cuna qabatayntaaynu ku jirnay mid aan ahayn ayaa la inagu soo rogay? Ma dadkii dalka maal gashadayayaa hantidoodi kala baxay, oo dalka ka dhoofay?Mise dadka ayaa waxaan jirin sheegaya? Dad badan oon dawlada u shaqayn jirin oo Oday-Dhaqameedo ah, […]

Maxamuud Xaashi Cabdi Waa Soo Noqdigii Maykal Maryama Ee Siyaasada Mustaqbalka Somaliland:- Najiib Ismaaciil Gabiley

$
0
0
Inkastoo ay Siyaasadda ka Maqnaayeen Qolyahan Reer Oogo Ama Reer Hawdku haddana Marka Dib loo Raaco Taariikhda Sooyaalka Siyaasadeed ee Xidbiyadii lixdamaadkii Somaliland Waxeynu Wada ogsoonahay in Xisbigii UNF ee uu Hogaaminayay Siyaasigii Ruugcadaaga ahaa ee Maykal-Maryama uu ahaa mid kasoo bilaabmey Ceel-Afweyn oo ku Dhamaanayay Gabiley islamarkaana, ay isku bahaysteen Muuse Abokor iyo Jibriil […]

Xildhibaan Arin Yaableh Horkeenay Golaha Wakiiladda “Website-Deenii Diinta Kiristankay Faafiyaan, Dhaqan Xumo Iyo Naago Iyo Rag Qaawan, Sh Khaliil Haloo Yeedho”.

$
0
0
Xildhibaan Arin Yaableh Horkeenay Golaha Wakiiladda “Website-Deenii Diinta Kiristankay Faafiyaan, Dhaqan Xumo Iyo Naago Iyo Rag Qaawan, Sh Khaliil Haloo Yeedho”.  

Waa Ay Gaadhay Wakhtigii Hoos Loo Eegi Lahaa Siyaasiga Diga-Rogta ” W Q Daaha Dagaal

$
0
0
Waa Ay Gaadhay Wakhtigii Hoos Loo Eegi Lahaa Siyaasiga Diga-Rogta ” W Q Daaha Dagaal Anigoon Ku Dheeraanayn Maraaxilka Kala Duwan Ee Uu Qaranku Soomaray Laga Bilaabo 1960-2019.   Somaliland Waa Dal Dhamaystirtay Shuruudihii Uu Aqoonsi Kaga Heli Lahaa Beesha Caalamka.   Hadaba Iyada Oo Aynu Ogsoonay Muhiimada Uu Leeyahay Siyaasiga Mabda’a Adag Ee Ay […]

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo isku shaandhayn ku sameeyay Garsoorayaasha

$
0
0
Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo soo saaray Isku-shaandheyn uu ku sameeyey Garsooreyaasha Maxkamaddaha hoose:

Masuul Ka Tirsan Xisbi Mucaarid ahi Ma Noqon Karaa Falan0qeeye Dhexdhexaad ah oo Warbaahin ka Hawl-gala? – FAALLO

$
0
0
                        “Kabashada Cilmiga Gaaban Waa Lagu Kadeedmaa” “Goormuu Noqday Mustafe Suxufi Ama Khabiir Falanqeeya Dakhliga Dawlada iyo Haayadaha Madaxa Banaan” Horaa Loo Yidhi “Nin ambaday halkuu aaday, way ula ekoonayd” Mustafe C.raxmaan Habane waa wiil kamid ah da’yarta somaliland ee dalka wax ku bartay,kabashada […]

Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeruhu Wuxu Qeyb Ka Yahey Tabashooyinka Awdal Ee Xukuumada Madaxweyne Biixi Q2aad

$
0
0
Borama(Berberanews)-Sidii aynu Kusoo Qaadanay Qormaddii hore Falanqeynta Bulshadu habeen iyo Maalin ku hadalhayso Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo aynu u Dhigney in ay qodimada u Fujisey Dawlladnimadii Somaliland Marka loo eego Qeyb Wasiirada kamid ah oo Hawlgab u badan, iyo Qeyb Kale oo iyaguna, aan Waayo arag Siyaasadeed aheyn, oo Dhalinyaro Saaxada ku Cusub […]

WAXQABADKA AYAA KA WEYN MAGACA QOFKA.

$
0
0
Marxuun samafale siciid aw cabdi (Ahun.). Qofna lama xasuusto magaciisa lama maamuuso ilaa uu waxqabad la xuso ka tago mooyee. Xiligii burburka kedib geyiga soomalida waxa soo foodsaray burur, barakac, baahi. Waxaa sido kale meesha ka baxay doorkii dawladu ku lahayd bulshada, waxaa la galay colaado iyo dagaalo sokeeyo kuwaas oo wiiqay awoodu yarayd ee […]

Warbixin Lagu soo Bandhigay Guulaha Shirkadaha MSG iyo Doorka Uu Ka Qaato Horumarka Geeska Afrika

$
0
0
Hargaysa (Berberanews): “Mr.Maxamed Siciid Geeddi waa ganacsade haysta dhalashada labada dalka ee Somaliland iyo Jabuuti. Kaasoo maamula ganacsiyo si fiican u guulaystay oo ku fidsan dalalka Bariga Afrika, Bariga Dhexe, ilaa Qaaradda Yurub. Waa ganacsade kelidii abuuray shirkado ganacsi oo kala duwan ah oo laga soo bilaabay gunta hoose, isla markaana hadda gaadhay inay iibiyaan […]

Madaxweyne Biixi Ka Yeeli Mayno inuu Dhulkii Sacad Muuse u Qeybiyo Ciise Iyo Samaroon isaguna Baloodhada Masaakiinta Dib Ugu Soo Noqdo

$
0
0
Qabrigii Faahiye Haroosh, iyo Kii Kulmiye-Sanjab iyo dhulbeereedkii Mashruuca Ceel-Bardaale ayaan Ciise iyo Samaroon u Qeybinayaa Waxaan Caqliga galeyn Weeyi Waxaynu Wada ognahay in Muuse Rabiile Good oo Awood kulahaa Xukuumadii Milatariga ee Taliskii Ina Siyaad in uu Reerkoodii kasoo Dajiyay dhulkii Buuraha ahaa ee illaahay dajiyay kuna beeray Islamarkaana, uu soo dhex qaadsiiyay isagoo […]

Gud Faysal, Boqor Cismaan: Hadalkiinu ma waafaqsana Dariiqyada Shareecada Islaamka ee xalinta Khilaafka

$
0
0
Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu adkeeyey, diinta Islaamkuna si adag ayey uga digtay cawaaqibkeeda qofkii xagal-daaciya, Ilaahay ha inoo adkeeyee. Quraanka Kariimka aayado badan ayuu Ilaahay SW inoogu sheegay adkayta walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka iyo wadajirkooda, […]

Maxamuud Xaashi Waan Ku Hambalyeynayaa Hankiisa

$
0
0
Maxamuud Xaashi Waan Ku Hambalyeynayaa Hankiisa iyo Damaciisa Waxaan Ku Dardaarayaa In Aanu Muuse Biixi Abaalkii Ka Sugine Faraha Ku Maroojiyo Haddaanu Nahey Ragii Kasoo jeeday Bud-dhigii Xisbiga Kulmiye ee Galbeed oo Gabiley u Tahey Hormood Waanu Ku halmbalyeyneynaa, Waanan ku Taageersanahay, Waananu soo dhaweyneynaa Damaca Siyaasiga ah ee uu Maanta Shaaciyay Siyaasigii Maxamuud Xaashi […]

Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax

$
0
0
Hambalyo meherka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax Yuusuf khadar cabdi Maxamed Siciid Cabdillaahi C/nuur Mohamed cali Axmed daahir abokor Isaxaq maxamud cakush Ahmed abdi ahmed Sidiiq Maxamuud Gahayr Ibraahin cabdule xirsi (suldaan xandule) Iyo xaasaskooda iyo caruurtoodj waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqorka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Boqorada Faysa Axmed Faarax […]

Sheekh Dirir; Waxyaalaha DHAAWACA WALAATINIMADA ISLAAMKA

$
0
0
“Nebiga CSW oo fasirayey Xanta ayaa yidhi “waa walaalkaa ood ku sheegto wax uu karaahiyeysanayo” Sheekh Maxamed Sh CUMAR DIRIR. Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in ilaalinta walaaltinimada Islaamku waajib tahay shareecada, loona baahan yahay in laga ilaaliyo arrimo dhowr ah oo xumeeya. Sheekh Maxamed oo khudabdii maanta (Jimce) kaga […]
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live