Guddida caddaaladda jsl oo ah halkii loogu soo eeranlahaa caddaalad , maamul wanaag iyo hufnaan ayaa waxa uu noqday sannadihii u dambeeyey xarunta musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta iyada oo aanay jirin cid la xisaabtanta . Halkan waxaan ku soobandhigayaa qaar ka mid ah musuqa ay guddidu samaysay:- 1- Miisaaniyaddii maxkamadda sare loo qorsheeyey inay […]
↧