Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Hambalyo: Tifatiraha Hubaal Media Xasan Xuseen Keef-keef Iiyo Marawddiisa Nimco X. Cali Yuusuf

$
0
0

Dhamaan Maamulka iyo Wariyayaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Berbera news, waxay Hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaan: Tifaftiraha guud ee HUBAAL Media Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef) iyo Marwaddiisa Nimco X. Cali Yuusuf oo Xalay (29.Oct.2014) ku Aqal-galay Mmagaalada Hargeysa gaar ahaan ADAM’S INN Hotel, Waxaanay leeyihiin Noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado, Ubad khayr qaba oo Dalkooda, Dadkooda iyo Diintooda Anfacda ALLE ha idinka dhigo Amiin, Amiin Amiin Amiin.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles