Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live

Musuqmaasaq Hadheeyey Wasiirka kahaarajiga Somaliland

Waxaa soo if-baxaya fool-xummo siyaasadeed iyo mid shakhsiyadeed oo dul hoganaysa Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhamaan meelihii uu ka soo shaqeeyey looga soo eryey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha guud ee Aftahannews oo loo magacaabay Siciid Maxamuud Gahayr...

Hargeysa(berberanews):- Tifaftiraha guud ee Shabakadda Aftahannews media co-opration Cabdifataax Ismaaciil Mursal, ayaa Guddoomiyaha guud ee Shabakadda u magacaabay inuu noqdo Siciid Maxamuud Gahayr...

View Article


Axmed Kayse Iyo Mingiste Maxay Ku soo Kordhin Karaan Ama Ka Dheefi Karaan...

 Copenhagen: Taariikhdu waxbay hagataa , dadkuna wuu haybiyaa…..Magaalada Burco oo ah Caasimada Togdheer, runtii waa Magaalo Xadaariya oo ay ka soo jeedaan , dad badan oo qiimo ku leh bulshada ku...

View Article

GEESINIMADA WAA LOO DHASHAA !!

Nin ugaadhsato ah oo raad Libaax guraaya oo  raadinaaya , ayaa waxa uu ku soo baxay Nin Geeljire ah . Waxa uu waydiiyey : bal inuu meelahan ku arkey raad libaax ? Ama uu arkey libaax ? Wuxuu ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xanaanaynta Argagixisada iyo gacan ku dhiiglayaasha

Bismilaah; marka hore waxaan salaamayaa dhamaan war baahinta madaxa banaan ee ka hawlgasha gudaha iyo debeda Somaliland, intaas kadib, maxaa loo daryeelayaa dadka gacan ku dhiiglayaasha ah ee laayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax HaLaga Qabto Cilaajyaddan Dabarka Goostay /Qalinkii C/qaadir Askar

Waxaa sanadahan danbe magaalooyinka dalkan jamuuriyada Somaliland ku soo badanaya goobaha lagu xereeyo dadka qaba xanuunka dhimirka taas oo looyaqaan cilaajka .Hadaba goobahaa cilaajyada oo dhawaanahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Dekedda Berbera Dhaxal-wareejinaya!

Sidii uu u soo galay Shaqada Wasiirnimada waxa uu Maxamed Bixi aad ugu dedaalay sidii uu lacag u urursan lahaa oo uu isu sharaxo Madaxweynaha Somaliland (JSL) ee soo socda hal sano ka...

View Article

Siilaanyo dhiib: Maanso baroor-diiqda Wargeyskii Hubaal sannad ka hor WQ...

Maansadan magaceedu yahay “Siilaanyo dhiib” waxa aan u tiriyay baroor-diiqda Wargeyskii Hubaal oo sannad ka hor lagula kacay isku day oo xagga Alle ka baaqday. Jawaabta xukuumaddu waxa ay noqotay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CONFERENCE ANNOUNCEMENT: Somaliland Societies in Europe

CONFERENCE ANNOUNCEMENTIn collaboration with Somaliland Seura ry (SL), an umbrella organisation of Somaliland community organisations in Finland, SSE is organising its Annual General Meeting and...

View Article


TACSI MADAXWEYNE -IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI MADAXWEYNE – 25/04/2014 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,...

View Article

Xarunta Xuquuqal insaanka: Dacwadda loo haysto Haatuf waa in loo raaco Xeerka...

 Human Rights Center                                                  Headquarters: Hargeisa Somaliland Tel: 4008357  30th April 2014...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos wacan Xamse Mataan iyo Marwo Yaasmiin Siyaad

Dhamaan dadkan oo kala ah Aabe Cali Aadan Muuse,  Hooyo Cibaado Cumar Axmed, Cabdi Cali Aadan, Jamaal Cali Aadan, Dhagalaab Cali Aadan, Asad Cali Aadan, Mawliid Cali Aadan, Sahra Cali Aadan, Rooda Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasimeha cusub ee Warfaafintu waa nin horumar gaadhsiin kara wasaaradda loo...

Ugu horeyn Waxaan Hambalyo u Dirayaa Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Warfaafinta, Wacyigalinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada somaliland Mudane Mohamed Elmi Aden (Ilkacase).Waxaanan leeyahay ilaahay hakula...

View Article


Waxgaradka Reer Saaxil Oo Taageeray Xilka Loo Igmaday Gudoomiyihii Hore Ee...

Hargaysa(Berberanews)-Qaar Ka Mid ah Aqoonyahanada Deegaamada Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Waxaa Ay Ka HAdleen Isku Shaandhayntii uu Madaxweyne Silanyo Ku Sameeyey Habeenkii Xalay Golahiisa Xukuumada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuse Biixi oo Murrashaxnimadiisa Shaaciyey Xilli Hunguri Siyaasadeed ku Jiro...

Hargeysa-(Jam/Berberanews)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu jagada madaxweyne ee xisbiga tallada dalka haya isku sharixi doono, isla markaana diyaar u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Agaasime Saleebaan Jaamac Diiriye: Waxqabad Iyo Dadaal Muuqdan

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Saleebaan Jaamac Diiriye,oo muddo kooban hayey Xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyada ayaa maalinba maalinta ka danbaysa waxqabadkiisu kor u...

View Article

TACSI: Marxuun Cabdi Axmed

TACSI: Kayse Axmed Digaale,Badhasaabka Togdheer Maxamed Muuse Diirye, Maayirka Degmadda Burco, Maxamed Yuusuf Muraad, Maayirku xigeenka degmadda Muxumed Xasan Xoday, Badhasaab ku xigeenka gobolka...

View Article


UJEEDO: BAAQ QAADACAAD

Hadaanu Nahay Aqoon Yahanka Iyo Wax garadka beesha BAHGOBO  waxaanu  xukuumada iyo hayadaha ay khusayso arinta diwaangalintu ku wergalinayaa in aany deegaanada Gogol wanaag ilaa horehaadlay aanay ka...

View Article

Duruufii Calankayga: Maanso Waddani ah iyo Dabaaldegga 18 Mey

Maansadan waxa uu Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr , wuxuu kaga hadlayaa taariikhihii kala duwanaa ee soo wajahay calanka Somaliland sida ingiriiskii dalka haystay 1884 illaa 1960 iyo halgankii lala galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Barnaamij Koobsanaya Dhacdooyin Xaqiiq-da Ku Fadhiya, Midowgii...

Hargeysa (Berbera news) Saddex iyo labaatan sanadood ka dib Somaliland maxaa laga filan karaa, Barnaajim uu soo diyaariyay Wariye Cabdiqani Xasan Cilmi (Dawlad) oo ka tirsan Telefishanka caalamiga ah...

View Article
Browsing all 1191 articles
Browse latest View live