AARAANTA GUUDQarnigii 19aad qeybtii dambe guud ahaan Afrika waxaa kadhacay tartartan kulul oo dhaxmaray dowladihii reer yurub , dowladaha qaarkood waxey doonayeen dhul ay kagurtaan waxyaalaha qaaliga ah sida dahabka, dheymanka, cudbiga, maxaasta, dhuxusha, fool maroodiga, macaadiinta hubka qatarta lagasameeyo, iyo alaabta warshadaha lagu socodsiiyo, qaarkoodna waxey doonayeen dhul ay kasoo saaraan cuntooyin aan dhulkooda […]
↧