Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live

Taariikhda iyo Muhiimadda ay leedahay magaalada Saylac

$
0
0
Saylac waxay dhacdaa dhanka waqooyi bari, ee gobolka Awdal ee Somaliland, Waa magaalo xeebeed taariikh dheer ku leh guud ahaan adduunka iyo Somaliland, waa magaalo taariikh wayn leh. Saylac waxay jirtay Islaamka hortii sida ku cad tariikhda iyo asaarteeda qadiimka, Waxa la sheega oo taariikhyahanada aduunku isla qaateen ,Sayalac in boqortooyooyinkii ay Adal ka midka […]

Yaa u hadhaaya Aduunka??

$
0
0
Dunidan aynu ku nool nahay waa mid jirtay inkabadan Malaayiin Milyan oo sanadood, intay jiridoontana eebaa og, se hubaal aadamaha markuu ka guud madho dhulku wuu sii jirin. Maxaa yeelay Aadamaha hortii marbuu Dhulku ahaa dhagax dhamac ah oo fadhfadh leh karka iyo ololka kabaxaaya aad Is odhanlahayd meeshan weligeed noolo kuma noolaanaayo, balhadana waatii […]

Danaha Shacbiga ayaan ka Door-biday

$
0
0
W/Q: Suxufi Xuseen Cali Nuur  Qarni kastaa wuxuu leeyahay qaab dhaqan dhaqaale iyo siyaasadeed oo ka duwan  qaababkii ka horeeyey. Qarnigii 19-aad iyo kuwii ka horeeyey waxa dunida ka jiray guumaysi iyo addoonsi midabyo kala duwan leh, dhaqankaasina qarnigan aan ku jirno ee 21-aad  wali raadkiisii wuu jiraa, inkastoo qaabab kala duwan lagu dhaqmo – […]

NINKA YIDHI SOMALILAND UMA LAHA GO’ITAAN WAR MOOGEH DHEH-II

$
0
0
Wuxu yidhi Maxamed Cabdille Xasan:  Xeenoow war baan kuu haa waxad tidhaa weeye! Waanada ustaad kani ku yidhi weedh an rabo weeye. Wadaadkii kitaabo leh in aan wan u qalaa weeye. Ina Walanwalan oo kale in aan weger idha weeye Wax isii hadduu yidhi in aan waran daraa weeye. Duur xul iyo dardaarwerin sheekadu way […]

Geedkii Godobta laga Galay: Astaantii Qaylodhaanta Deegaanka Ayey Galaafteen

$
0
0
WQ: Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare” Waxa ay dhagax ku dileen saaxiib, aan is lahaa mar uun booqasho ugu tag. Gacal ha waayaane, gunta ayey ka gooyeen, astaan qalbigayga ku dhex taallay. Ilaa maalintii aan bartay, wuxu ii ahaa bartilmaameed aanan ka daali jirin. Is maan lahayn sidan arxandarrada ah ayaa loo galaafan doonaa, oo waxan […]

Saaxiibada Guusha Siyaasada Somaliland, Faalo. W/Q: Miyir Cali Xuseen

$
0
0
Saaxiibtinimada Guusha Siyaasadu, waa arin u baahan is-fahan haboon iyo is-aaminaad fog oo sal-balaadhan, kuna fadhida kalsooni baaxadle oo seeskeedu adag yahay, taasi oo ay yar-tahay in la helo, Koox Siyaasiyiin ah bud-dhiga, saaxiibtinimo siyaasadeed oo waarta, taasi oo lagu gaadho guulo siyaasadeed oo hayaankoodu dheer yahay. Hadaba dalkeena Somaliland, waxa ka hana-qaaday Koox Siyaasiyiin […]

Guddi Boggaadin Mutaystay

$
0
0
Mar kale, ayaa yididiilladii umaddu kobocday, xafiiska qandaraasyadda qarankuna ugu yaraan wuxuu kor u qaaday rajadda shacbigu ka qabay in la qaado talbooyin ku salaysan caddaalad iyo horusocod-nimo. Iska caashaq maaha iyo amaan meel weyday’e, waxaa la isu saaray Qalinka iyo tawaadda inaynu dhiiri gelin iyo boggaadin uga dhigno hay’addan qaran talaabooyinka wanaagsan ee ay […]

Qorshaha Cusub ee Shaqaalaha Dawladda Somaliland Guryaha Loogu Dhisayo

$
0
0
Qore. Mustafe Maxamed Nuur Dheereeye Guud ahaan shaqaalaha Dalku  waxuu horumar sameeyaamarka Dawladda ama maamulka uu ka tirsanyahay ka kafaalo qaado Hoygii uu ku noolaan lahaa ee uu ubadka ku korsanlahaa, baahidaasi marka ay ka qarsoonto waxuu habsami u gudan karaa shaqadii qarankiisu u qormeeyay, taasina waxay kor u qaadaa oo wanaajisaa adeega loo qabto […]

Cad Quudheed Lama Qaato W/Q Xuseen Bullaale.

$
0
0
Indhawaydba Waxaa Warbaahinta Haystay, Dhaliisha Biyo kama Dhibcaanka Ah Ee Aqoon yahanka Indheer garadka Iyo Bulshada Beel weynta Bariga Burco, Kuwaas Oo Maroorsi Iyo Is Caleemo saarid U arkayay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye Ee Inagu Soo Foolka Leh. Haddaba Dhawaaqa Beeshaasi Oo Dhul gariir Ugaga Darnayd Madaxtooyada Ayaa Koox Weji ku macaash ah oo Madaxtooyadu lacag […]

Save The Children Hay’ad Mudan Mahadcelinta Waxqabadkooda.

$
0
0
Usbuuc gudahii, waxaa dareenkayga soo jiitay  mashaariic kala duwan oo  hay’adda Save The Children ka fulisay dhowr gobol oo dalka ka tirsan, una holladay inaan sadarro ka qoro waxay ku saabsanaayeen. Waxay ahayd 15kii September, markii indhahaygu hallacsadeen gaadiid Maxamuud M. Xasan, madaxa Save The Children hay’adda Save The Children ku wareejiyey Wasaaradda Xannaanada xoolaha, […]

Dhibka iyo Dheefta Wershedaha

$
0
0
Waxaan filayaa in dhowaan   magaalooyin badan oo somaliyeed  isu bedeli doonaan “Industrial cities” oonay sii ahaan doonin “Urban-cities” dadakuna caafimaad daro ka qaadi doonaan. Waa hadii weshadada iyo magaalioyonka  lakala saari waayo. Waynu ognahay dhibkii  qabsadey ingriiska1952 *London Smog* .  Magaalooyinkii iyo  Wershadihii markey is dhexgaleen dadkuna u qaateen in qiiqa wershadu yahay calaamadii horumarka, […]

Qormo Muhiim ah: Somaliland iyo Dunida Maanta

$
0
0
WQ: Suxufi Xuseen Cali Nuur  Marka loo fiirsado xaaladda ay dunidu ku sugan tahay maanta, lana barbardhigo ta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku waajib ah qof kasta oo Somaliland u dhashay inuu Illaahay u xamdi naqo, ku shukriyo, istiqfaarkana badsado. Waxa loo baahan yahay in nimcada diinta Islaamka iyo iimaanka uu ina siiyey, inuu Ilaahay innoogu […]

DHAQAN SOMALI IYO BEESHA MAREEXAAN

$
0
0
Taariikhdu ma duugowdo lamana illaaawo, xumaan iyo wanaagba. Qormadan kooban waxaan maanta su’aalo taariikheed ku weydiinaya Beesha Mareexaan, waana wax caadi ah oo yimaada markii ay dadka qaar ku xad-gudbaan wax dad ka dhaxeeya oo ay wadaagaan. Beesha Mareexaan maxay intooda badan dulmiga iyo kelitalisnimada u taageeraan? Maxay Siyaad Barre oo Somali Kala dilay kuna […]

Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Oo Waraysi Xaasaasi Ah Kaga Hadlay Fashilka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa iyo Hankiisa Siyaasadeed

$
0
0
Hargeysa( Berberanews)- Siyaasi Dr. Siciid Xaashi Cali Weyd oo kamida Aqoonyahanka firfircoon ee ku nool caasimada Hargeysa ayaa  waraysi gaara oo uu siinayay Somali Cable Tv ayaa waxa uu kaga hadlay fashilka Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa iyo Hankiisa Siyaasadeed Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas oo dhamaystiran:-  

Agaasimayaasha Guud ma shaqaale dowleed baa mise waa xilal siyaasadeed?

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayàa si toos ah uga jawaabay su’aashan sare ku xusan isagoo mawduucan laba jeer si rasmi ah uga hadlay oo kala ahaa mar uu mucaarid ahaa xiligii ay talada dalka haysay Xukuumaddii UDUB iyo mar uu ahaa Madaxweynaha Somaliland bishii December sannadkii 2018-kii oo uu hadal ka jeediyey […]

Isbedellada Siyaasadda ee laga filan karo Gobolka Geeska Africa

$
0
0
Gobolka Geeska Africa waxa ka socda isbadelo badan oo qaarna ay hoosta ka soo hurayaan, qaarna ay soo muuqan doonaan dhowaan , waxaana laga yaabaa in ay isbadelaan wax badani horaanta ilaa badhtamaha sanadka 2021 marka aad eegto sida ay wax yihiin. JAMHUURIYADA SOMALILAND Jamhuuriyada Somaliland waxa ka socda Ged-gedoon siyaasadeed oo gabi-dhacleynaya oo aan […]

Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama?

$
0
0
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda. Runtii aad ayaan ugu farxay muuqaalka guud oo ka kooban dhawr dabaq, bilicsan iyo farshaxanka naqshaddaba. Waxaan u malaynaya dhismahan in ay ku baxday lacag dhan hal malyuun ilaa hal malyuun […]

Bariga Geeska Afrika 2021: Saadaasha sannadka doorashooyinka

$
0
0
Jamhuuriyada Somaliland Waxa la filayaa in doorashooyin ay dhacaan sanadka soo socda oo aad loo saadaalinayo , walow aan la garan karin qaabka ay u dhacayaan iyo in doorashooyinku mar wada dhici karaan iyo in kale , sidaasi kale ayaa waxa iyaduna taagan xiligii la furi lahaa ururada siyaasada oo dhow,  taasi oo ku xidhan […]

Hoggaanku wuu tegayaa WQ M Dhimbiil

$
0
0
Jamhuuriyada Somaliland waxa iska soo badelay shan Madaxwayne oo uu hadda joogo madaxweynihii shanaad ee qaranka Jamhuuriyada Somaliland ka dib markii ay Somaliland qaranimadeeda dib ugala soo noqotay Somalia 18-May-1991. Madaxwayne walba oo soo maray waxa uu ku beegmay xaalad iyo marxalad uu dalku markaa marayey, waxii kaga beegnaana wuu ka qabtay ee markaasi awoodiisu […]

Xuquuqda siyaasadeed ee Muwaadiniinta

$
0
0
Xisbiyada siyaasadeed ee qaranku waxa aad moodaa in ay rabaan in siyaasadii dalka kooto  loogu xidho , xisbiyada dhexdooduna kooto kale ayey sii tahay oo aanu qofku hankiisa ka dhex xaqiijin karin , markaa ilaa hadda maxaa loo laayahay cid difaacda xuquuqda siyaasadeed ee muwaadiniinta aan sadexda xisbi qaran ku qancin oo dastuurka iyo xeerarka […]
Viewing all 1191 articles
Browse latest View live