Quantcast
Channel: QORMOOYIN - Berbera News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Fidmadu way hurudaa WQ Cabdifataax Cali

$
0
0

Anigoo ah Cabdifataax Cali oo ay dhashay Nasra Dubad Dhagoole waxaan idiin sheegayaa awoogay inaanu wax xumaan ah ku shambadaysnayn

AWOOGAY  waxa uu ahaa nin hiil iyo hooba leh

AWOOGAY waxuu ahaa nin laguu hirto

AWOOGAY waxa uu ahaa nin SAKHI ah(gacan furan) dadaka danyartaana u gargaari jirey.

Odaygan 90 jirka ah waxaan leeyahay dagaaladii 1955-kii dhacay fitmadooda hasoo kicin, fitmadu way hurudaa  ninka kiciyana  isaguun bay dambarsan.

Abtigay Cabdirasaaq Dubad Dhagoole Awoowgii waa Xaaji Faarax Cabdi( FAARAX SUUSLE)  waxaa uu shahaadada nabada aduunka ee ( NOBLE PEACE PRICE)-ka qaatay .

Awoowgiisa kale waa SH-CISMAAN NUUR sheekhal baladkii BURCO waa ninkii burco idiin soo dajiyay ee ayduun nabadu ku ahaydeen .

Aniga abtigay awoowyaashii waa kuwaa Burco dhami taqaano Doqona loo sheegi maayo .

Raggiinan meesha isku urursaday ee TV-ga ka hadlayay nin kaliyoo magac leh ama lagaranayo inay cid magac lahi dhashay idiinkuma jiro.

Reerkaad ka soo jeedaan aflagaadeyn mayo BOOJADA aad wadaan waxaa ka jawaabaya caruurta  Awoowga uu u yahay  ee waliba qaarkood ay yihiin BEESHIINA ana kow ka ah kuwa ka jawaabaya kuwii kalena way idiin hadheen .

Wabilaahi tawfiiq


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1191

Trending Articles