SAYIDKU markuu qiimeeyay xaaladii degaankuu yiilay wuxuu waraaq uqoray boqor cusmaan , ergana wuu usii dhiibay waraaqdii, dhowr todobaad kadib ayay ergadii soo noqotay iyagoo boqorkii xaanshi kasida oo uu kuleeyahay xagga iyo bari usoo guura, sadax arimoodna ugusoo guura, buur dagaalka lagaga gambado, biyo maatadu kacabaan, bad hub iyo xoolaba lagahelo., daraawiish haddii warkaa soo gaaray bari bey […]
↧