Waxa wadanka ka jira roob la,aan waxaana laysla dhexmaryaa in ilaahay lawaydiisto raxmadiisa hadaba miyaanay ka haboonayn in lays weydiiyo siddee ayaa ugu haboon oo aynu ilaahay raxmadiisa u weydiisaa….marka aynu indheheena iyo dhagahaynaba aynu ka qarsanay dadka liita ee baahan khaasatan CARUURTA yer yer ee aydun u bixiseen DARBIJIIF
بسم الله الرحمن الرحيم
الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعون.
Iyo dadka xanuunka Madaxa qaba ee SILSILADAHA ku xidhan iyo kuwale oo badan…waxaanay dhageheenu maqlayaan tijaar ku xisaabtama malaayiin HADABA SU,AASHU WAXAY من اين لك هذا المال ilaahay
Waa raxiim waa qafuur waxaa ilaahay gacantiina soo galiyey WAA LAYS WEYDIINAYAA ama malqabeen ahow ama sifakala hakugu soo gasho. Ilaahay intaydaan raxmadiisa waydiisan waji wanaagsan la kaalaya si ilaahay inuugu naxariisto oo BAHASHAN AYDUN KU DHIGSANTIHIIB CARUUNTAA BAAHAN GURYO UGU DHISA ilaahayna raxmadiisa wuu inoo shubi doonaa. Markaynu waji wanaagsan lanimaano ilaahayna baryadeena wuu inaga aqbalidoona in shaah tacaalaa .