Waxaan Jeclaystay inaan Isla eegno ama aynu iftiimino arimaha u dhexeeya MUCAARIDKA IYO MUXAAFIDKA. Waxa aynu wada ognahay innuu khilaaf soo kala dhex mari karo AXAABTA SIYAASIGA ah, maanta Dawladnimada aynu gaadhnay miyaanay habooneen inay axsaabto waxa soo kala dhex mara inay Baarlamaanka ay ku dhamaystaan doodohooda iyo WAXA ay ku maandhaafsanyihiin? waayo waa kaliya ee luugu talagalay in wax laysku waydaarsado oo ay DADKA ka daayaan TOLAAYEY TOLAAYEY REERHEBALOW.
Haddii maanta ouu qof doonaayo inuu neef xoolo ah soo iibsado … Xagee ayuu tagayaa? Ma wuxuu tagayaa maqaaxida mise halka qaadka lugu iibiyo, jawaabto waxay noqonaysaa wuxuu tagayaa XERADDA XOOLAHA. Waxaa ku haboon axsaabta SIYAASIGA ahi inay ka waan toobaan arintan TOLAAYEY TOLAAYEY. Oo ay shicibka u tudhaan. Waayo wixii dhacaba waxay kula cararayaan SAXAFIYIINTA oo dadkii ka daaleen ana WAYKAN……